Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Saakay waxaa qeybo ka mid ah Magalada muqdisho banaanbax ka dhigay qaar ka mid ah wadayaasha Gaadiidka dadweynaha,kuwaas oo ka cabanaya in lacago dheeraad ah lagu soo rogay taas oo aysan awoodin inay dhiibaan. Gaadiidkaan dadweynaha ayaa ka dhex-Shaqeeya Isgoyska Sanca ilaa degmada Xamarweyne,waxaana qaarkood ay sheegeen in sarkaal ka tirsan Maamulka degmada Boondheere...

Dowladda Sacuudiga ayaa iska iibisay dhismaha qunsuliyadeedii ku taalay Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga taasoo Sanadkii hore lagu dhex dilay Wariyihii dalkaas u dhashay ee Jamal Khashoggi sida uu sheegay TV laga leeyahay dalka Turkiga. Haberturk TV ayaa sheegay Talaadadii in Dhismaha qunsuliyadda Sacuudiga oo ku yaalay Xaafadda Levent  ee Magaalada Istanbul lagu iibiyey...

Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi, ayaa maanta ka hadashay weerarkii dhowaan lagu qaaday xarumo shidaal oo ku yaala dalka Sacuudiga. Wasaarada Arrimaha dibedda ee Somaliland, oo soo saartay war qoraal ah oo ku qornaa luuqada Carabiga, ayaa waxa lagu sheegay in Somaliland ay si weyn uga xuntahay weerarkii dhowaan lagu qaaday xaruumaha shidaal ee...

Dowladda Kenya ayaa dib uga laabatay go’aan ay markii hore u muuqday mid ay ku cadaadiso Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay kala dhaxeyso dacwad ku saabsan dhul Badeed ay leedahay Soomaaliya oo ay dood gelisay Kenya. Dowladda Kenya ayaa maanta oo Arbaco ah ku dhawaaqday inay ka laabatay Xayiradii ay horey u saartay Kalluumeysato Gobolka Lamu ee ka kalluumeysan jiran...

Ciidamada Booliska Magalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa la sheegay inay ku guuleysteen inay fashiliyaan Miino lagu Aasay bartamaha wadada ka baxda Baladweyne ee Aada Garoonka Diyaaradaha Magaaladaas. Saraakiil Ciidan ayaa waxaa ay sheegeen in dadka Shacabka ah ee wadadaasi mara ay Ciidamada kusoo wargeliyeen Miinada wadada bartankeedalagu aasay,isla markaana...

Faahfaahino dheeraad ah ayaa baxaya qarax Caawa ka dhacay wadada Maka Al-Mukarama ee Muqdisho gaar ahaan Isgoyska Xaaji Baasto. Goobjoogayaal ayaa u xaqiijiyay  shabakada  reegaay.com   in Qaraxa uu ahaa Mid xooggan. Qof ka mid ahaa dadkii ku sugnaa goobta uu Qaraxu ka dhacay ayaa xaqiijiyay in uu arkay Dhaawaca ku dhawaad Shan ruux iyo Hal qof oo Meyd ah. Goobta...

Howlgal ay sameeyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa daraawiishta Jubbaland oo is garabsanaya ayaa  ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Jubada Hoose,halkaas oo ay ku sugnaayeen Xubno ka tirsan Al-Shabaab. taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Janaraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa sheegay in howlgalkaas oo ka dhacay deegaanka Bandar-jadiid oo u dhow Buundada...

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo ammaanka lagu sugayo waxa ay ka fuliyeen deegaano kamid ah degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe. Taliyaha Qeybta 27aad General Maxamed Maxamuud Tredishe oo ka howlgaladan ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan howlgaladan ayna ka sifeyn doonaan deegaanada ku xeeran degmada Balcad Alshabaab. Howlgaladan oo ka dhacay gudaha magaalada...

War-saxaafadeed ka soo baxay taliska Ciidamada Maraykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM) ayaa lagu faah faahiyey duqeyn dhinaca cirka ah oo uu Mareykanka ka fuliyey deegaan duleedka ka ah Magalada Kismaayo ee   Gobolka Jubbada Hoose. Qoraalka Africom ayaa lagu sheegay in Ciidamada Mareykanka oo kaashanaya Saaxiibadooda Soomaaliya  ay 17-kii Bishaan oo shalay...

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Mareykanka Danjire Cali Shariif Axmed. Safaaradda Soomaaliya ee Washington DC ayaa Caasimada Online soo gaarsiisay war-saxaafadeed arrintaas ku saabsan. Hoos ka aqriso Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa aqabaaladda waraaqaha aqoonsiga...