Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Saddex qof ayaa ku geeriyooday 11 kalena way ku dhaawacmeen roob galabta ka da’ay Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland. Dadkaan ayaa ku dhintay Roobkii da’ay saacadihii u dambeeyay magaalada Hargeysa, sidoo kale dad badan ayaa ka baxay guryihii ay daganaayeen kadib markii ay biyuhu ugaleen. Dadka ku dhintay iyo kuwa dhaawacmay waxaa ku jira Caruur sidda ay...

Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo muddo sagaal bilood ku xirnaa xabsi ay leedahay Hey’adda Nabadsugida loo wareejiyay Xabsi Guri, kaasoo si gaar ah amnigiisa loo ilaalin doono. .td_uid_3_5d63e6e6b38e7_rand.td-a-rec-img{text-align:left}.td_uid_3_5d63e6e6b38e7_rand.td-a-rec-img img{margin:0 auto 0 0} Sida wararku sheegayaan...

Diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ayaa xalay duqeymo culus la eegtay Jilib, Saakow, Bu’aale iyo Salagle oo dhamaantooda ka wada tirsan Gobalka Jubbada Dhexe, halkaasoo ay gacanta ku heyso Kooxda Al-Shabaab. .td_uid_3_5d63e89c4d10f_rand.td-a-rec-img{text-align:left}.td_uid_3_5d63e89c4d10f_rand.td-a-rec-img img{margin:0 auto 0 0} Sida wararku sheegayaan, Duqeynta oo...

Madaxweyne Donald Trump ayaa Isniinta maanta ah sheegay in wada-xaajoodayaasha ganacsi ee Mareykanka iyo Shiinaha ay dhowaan dib u billaabi doonaan wada-hadalladooda, taasi oo uu ku qeexay tallaabo horey loogu qadaay dhameynta dagaalka ganacsi ee ka dhexeeya labada dal. “Shiinaha xalay ayey soo wactameen….waxay yiraahdeen aan ku laabanno miiska wada-hadalka, sidaas...

Ciidamo uu hogaaminayo Taliyaha qaybta Guud ee Booliiska Banaadir Saadaq Cumar Xasan (Saadaq John), ayaa goordhow Aqalka Dowladda Hoose ee Gobalka Banaadir kala baxay 3 qof oo katirsan Shaqaalaha Gobalka.Dadkaan ay Ciidamada kala baxayn Xarunta Gobalka, oo qaarkood jirdil loo geestay sidoo kalane iyagoo jeebeysan gaari la saaray, ayaa waxaa ku jira ku xigeenka Agaasimaha...

Soomaaliland ayaa Maanta waxaa ay gebi ahaanba Shaqada ka joojisay 42 Shaqaale oo ka howlgalayay Garoonka diyaaradaha Cigaal ee Magaalada Hargeya,kuwaas oo Garoonka ka qabanayay Shaqooyin kala duwan. Shaqaalaha Shaqada laga joojiyay ayaa waxaa ay mushaar ka qaadan jireen jiray hay’adda duulimaadyada hawada ee qaramada Midoobey (ICAO),waxaana jirta in Dowladda Soomaaliya...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Japan oo uu ka furmayo Shir Madaxeedka 7aad ee Iskaashiga waddamada Afrika iyo Japan (TICAD). Shirweynaha oo socon doona muddada u dhexaysa 28-ka ilaa 30-ka bishan ayaa Madaxda dalalka ku bahoobay madashan, Ururrada Qaramada Midoobey iyo...

Wararkii ugu danbeeyay ee ka soo gaaraya Hiiraan Online deegaanka Buur-weyn oo dhaca xadka kala qeybiya gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta deegaankaas. Wararku waxaa ay sheegayaan in ciidamada dowladda Soomaaliya oo garabsanaya kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM kala wareegeen...

Gen. Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) Taliyihii Ciidamada Xoogga Dalka ee Khamiistii xil ka qaadista ku sameeyeen Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa ka hadlay isbadalka lagu sameeyay. Indha Qarshe oo wareysi siiyey VOA, ayaa sheegay in uusan diidaneen isbadalka oo qayb ka ah Dowladnimada, balse waxa uu tilmaamay in uu jeclaan lahaa in Ciidanka uu yeesho hal taliye. Taliye...

Magaalada Baladweyne iyo deegaanada kale ee Gobolka Hiiraan waxaa ka socda howlgal ay sameynayaan Ciidamada Booliiska iyo Nabadsugidda. Ciidamada waxa ay heystaan amar kasoo baxay Xeer ilaalinta ciidamada qalabka sida qaybta 27-aad ee ka howlgala Gobolka Hiiraan. Xeer ilaaliyaha Maxkamadda ciidamada qalabka sida qaybta 27-aad Maxamed Cabdulqaadir Maxamed ayaa sheegay in...