Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Abuukaate Axmed Jaamac Qalyar oo ahaa guddoomiyaha guddigii la-magacbaxay badbaada Jubbaland oo ay sameysteen musharixiintii is-bedal doonka Jubbaland ayaa caawa lagu weeraray magaalada Kismaayo. Axmed Jaamac oo sidoo kale ahaa Nabadoon si weyn looga yaqaanay Kismaayo ayaa dabley hubaysan waxa ay weerar ku qaaday xilli uu ku sugnaa goob Biibito ah oo ku taalla bartamaha...

Ciidamada booliska ayaa qabtay shaqsi looga shakisan yahay in uu xubin ka yahay Al-Shabaab kaasi oo tirro laba jeer ah ka badbaadey khaarjin. Saalim Cabuudi Khaalid, oo aan la ogayn jagadda uu hayo, ayaa haatan la il-daran dhaawacyo, wuxuuna ku jiraan saldhig ku dhex-yaala Isbitaalka lagu daaweynayo. Nabaradda ayaa waxay kala yaaliin dhanka caloosha, gacanta midig iyo...

Wararka dheeraad ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo duleedka magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose ku dhexmaray ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab. Dad ku sugan degmada Marka ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamada dowladda Soomaaliya gaar ahaan Guutada 14-ka Octooper weerar ku qaadeen deegaanka Jilib Marka, halkaas oo...

Dadka ku nool degmada Gaashaamo ee gobolka Soomaalida, Itoobiya ayaa sheegay in ay arkeen shimbir wayn oo loo maleynayo inuu gorgor yahay oo Caruurta qaadaya. Hal canug ayaa dhintay laba kalena way ku dhaawacmeen weerarka uu shimbirkaas halista ah uu qaaday. Maamulka waxay aaminsan yihiin in arrintan ay ugu wacantahay abaaraha ka jiray gobolka. Muno Shuceyb waa hooyada...

Hay’adaha amaanka Soomaaliya ayaa kulan ay yeesheen waxay isku raaceen in la joojiyo guud ahaanba aqoonsiga kaararka maamulka HirShabelle ee lagu galo xafiisyada dowladda laguna maro wadooyinka Muqdisho. Kaararka Wasiirada, Xildhibaanada iyo shaqaalaha kale ee dowladda HirShabelle, ayaa la sheegay in loo baahanyahay dib u habeyn ballaaran kadib markii xubno badan ay...

Hay’ada Nabad Sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ayaa laga dareemayaa dib u kabasho xoogan iyo horumaro lataaban karo. Hay’ada NISA ayaa lasheegey in ay hada Gaartey xeerkii ugu wanaagsaneyd wixii kadanbeeyey 1991 markii ay meesha ka baxdey Dowladii dhexe ee soomaaliya. 9-kii bilood ee lasoo dhaafey ayaa lasheegey in hay’ada NISA ay sameysey horumar lataaban...

Al-Shabaab ayaa xalay waxa ay weerar madaafiic ah ku qaadeen saldhiga Weyn ay Ciidamada Dowladda Soomaaliya ku leeyihiin Xerada lama galay ee Xaafada Howl-wadaag  Magalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan. Weerarka oo dhacay Xalay fiidkii ayaa la sheegay inay ka dambeysay,kaidb markii Xubno ka tirsan Al-Shabaab ay madaafiic dhowr ah Xerada uga soo tureen Jiinka Wabiga dhinaca...

Warbixin cusub oo uu soo saaray Khabiir u dhashay Maraykanka, kuna takhasusay Dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa lagu muujiyey in 1,800 Askar ka tirsanaa Hawlgalka AMISOM lagu dilay Dagaalladaasi tan iyo sannadkii 2007-dii. Khabiirka oo lagu magacaabo Professor Paul Williams waxa uu baaritaankiisa asaas uga dhigay 5 Ilo-wareedyo iyo Xogaha Ururka Midowga Afrika ee lacagaha...

Guddoomiyaha Cusub ee gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa magacaabay guddiga dib-u furista wadooyinka xiran ee magaalada Muqdisho taas oo ay baahi weyn u qabaan shacabka caasimada. Guddigaan la magacaabay waxaa guddoomiye u ah guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada gobolka Banaadir Mohamed Tuulah ayaa waxaa uu ka kooban yahay...

wararka naga soo garaya magaalada  baladeyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa shegaya  in uu dagaal ka socda gudaha  magaalada baladweyne. qar ka mid  ah dadka ku nool magaaladas ayaa shegay in ay maqlen jug culus. dagaalka ayaa lagu qaaday fariisin cidamada dowlada ay ku leyihin magaaladas. dhinaca kale  magaalada baladweyne  waxaa ka tagan xisad ka dhalatay gaadiid...