Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Waxaa soo baxaya digniino loo jeedinayo dowladda Soomaaliya, taas oo ku aadan in laga noqdo istiraatiijiyad qaldan oo lagu maamulo ciidamada Soomaaliya, gaar ahaan militariga. Qubarada dhanka ciidamada ayaa sheegay in gobalka Shabeellada Hoose ay ku dayacan yihiin kumanaan kamid ah Milateriga Soomaaliya iyo qalab ciidan oo ay heestaan. Janaraal Sheekh Yuusuf Siyaad Indhacade,...

Waxaa Maalintii labaad ka socda Magalada Caasimadda ah ee Muqdisho Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya oo markii ugu horreysay lagu qabtay magaalada  Muqdisho,waxana ka qeyb-galaya Wakiilo ka socda Dowladaha taageera Soomaaliya iyo madax ka tirsan Dowladda Soomaaliya. Shalay oo uu shirka furmay ayaa waxaa looga hadlay qodobo ay kamid ahaayeen Siyaasadda,Dhaqaalaha iyo...

Shacabka Soomaaliyed dal iyo dibadba waxaa murug iyo walbahaar ku haya maqnaanshaha qorshe ku habboon xilliga kala-guurka 2020, islamarkaana fursad usiiya in ay codkooda siiyaan Xisbiga ay u arkayaan in uu ka jawaabayo baahiyahooda, waxaana jirta kala duwanaansho aragtiyaha siyaasadda ee ka dhaxeysa dowlad gobolleedyada iyo dowladda dhexe ee federaalka, iyadoo lawada ogsoon...

Ciidamada ammaanka ee dowladda ayaa saaka si weyn u xoojiyey amniga magaalada Muqdisho oo uu maanta ka furmayo shirweyne caalami ah. Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaalya oo la soo dhoobay inta badan gudaha magaalada ayaa xiray qaar ka mid ah waddooyinka muhiimka ah ee Caasimada. Sidoo kale ciidamada ayaa dib u celinaya gaadiidka dadweynaha iyo kuwa gaarka loo leeyahay,...

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaarada Afrika ee loo yaqaano (Africom) ayaa ka hadlay weerarkii qaraxyada ku bilaawday ee Al-Shabaab ku qaadeen Saldhiga Ciidamada Mareykanka & kuwa Dowladda ee Balli-Doogle Gobolka Shabeellaha Hoose. Qoraal kasoo baxay Africom ayaa lagu sheegay in Ciidamada Dowladda Somaalia iyo kuwa Mareykanka ay jawaab culus ka bixiyeen weerarkii...

Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee DANAB ayaa saakay waxaa ay dhaq dhaqaaqyo Ciidan ka wadaan deegaano ka tirsan  Gobolka Shabellaha Hoose, halkaas oo ay shalay dagaalo ka dhaceen. Deegaannada ay dhaq dhaqaaqyada Ciidan ka socdaan ayaa waxaa kamid ah tuulooyin hoostaga degmada Walanweyn agagaarka Saldhiga Ciidamada Balli-Doogle...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib markii uu magaalada New York ee dalka Mareykanka kaga qayb-galay Meertada 74-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Madaxweynaha ayaa intii uu halkaas ku sugnaa waxa uu ka qayb-galay shir heer sare ah oo looga hadlayey arrimaha Soomaaliya, shir saddex geesood...

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay qarax Barqanimadii maanta ka dhacay inta u dhexeeysa Kullyadda Jeelle Siyaad iyo Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya gaar ahaan Suuq lagu iibiyo xoolaha oo ku yaalla meel aan sidaas uga fogeyn Kulyadda. Qaraxaas ayaa waxaa lala eegtay Kolonyo ay la socdeen Ciidamo Talyaani xili ay socdaal ku marayeen Suuq lagu iibiyo Ariga,isla markaana...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa waxaa uu xilalkii ka qaaday Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Hiiraan, isaga oo Magacaabay mas’uuliyiin kale. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiir Caadle ayaa waxaa xilkii looga qaaday Guddoomiye kuxigeenka Amniga Gobolka Hiiraan Khaalid Bashiir Macalin halka xilkaas loo Magacaabay...

Al-Shabaab ayaa markale waxaa ay soo bandhigeen qaar ka mid ah ergadii dooratayxildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya,kuwaas oo tegay deegaannada Shabaab, kadib markii Amar u yeeritaan ah uu uga yimid dhinaca Al-Shabaab. Qeybtii Saddexaad ee Ergada soo dooratay Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Al-Shabaab waxaa ay kusoo bandhigeen deegaanka Buullo fulaay ee gobolka...