Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib markii uu magaalada New York ee dalka Mareykanka kaga qayb-galay Meertada 74-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Madaxweynaha ayaa intii uu halkaas ku sugnaa waxa uu ka qayb-galay shir heer sare ah oo looga hadlayey arrimaha Soomaaliya, shir saddex geesood...

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay qarax Barqanimadii maanta ka dhacay inta u dhexeeysa Kullyadda Jeelle Siyaad iyo Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya gaar ahaan Suuq lagu iibiyo xoolaha oo ku yaalla meel aan sidaas uga fogeyn Kulyadda. Qaraxaas ayaa waxaa lala eegtay Kolonyo ay la socdeen Ciidamo Talyaani xili ay socdaal ku marayeen Suuq lagu iibiyo Ariga,isla markaana...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa waxaa uu xilalkii ka qaaday Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Hiiraan, isaga oo Magacaabay mas’uuliyiin kale. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiir Caadle ayaa waxaa xilkii looga qaaday Guddoomiye kuxigeenka Amniga Gobolka Hiiraan Khaalid Bashiir Macalin halka xilkaas loo Magacaabay...

Al-Shabaab ayaa markale waxaa ay soo bandhigeen qaar ka mid ah ergadii dooratayxildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya,kuwaas oo tegay deegaannada Shabaab, kadib markii Amar u yeeritaan ah uu uga yimid dhinaca Al-Shabaab. Qeybtii Saddexaad ee Ergada soo dooratay Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Al-Shabaab waxaa ay kusoo bandhigeen deegaanka Buullo fulaay ee gobolka...

Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynihii Maamulka Galmudug ee waqtiga xilheyntiisa ay dhamaatay ayaa ka abxay heshiiskii uu kal hore la galay Dowladda Federaalka, isaga oo sheegay in mas’uuliyadii doorashada Galmudug uu kala laabtay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya. Qoraal uu xalay Saqdii Dhexe uu soo saaray ayuu ku sheegay in Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya...

Kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanto Gudaha Soomaaliya iyo qaar ka tirsan wadamada Geeska Africa ayaa soo bandhigtay Magaca iyo Beesha uu kasoo jeedo ninkii fuliyey weerarkii ay kooxdaan dhawaan ku qaaday Saldhig ay Ciidamada Dowladda ku leeyihiin Ceel Saliini. Idaacadda Andalus ee ku hadasha Afka Al Shabaab ayaa faafisay Wareysi laga duubay Ninkaan weerarka is qarxinta...

wararka naga soo garaya magaalada baladeyne ayaa shegaya in maamulka gobolka Hiiraan qeybtii ugu dambeysay ay gateen matooradii loogu talo galay beeraleyda reer Hiiraan.   Duqa magaalada Baladweyne waa ka maqan tahay Dhanka Kale Gudoomiyaha Dagmada Madaxda Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa isku dhacay Kadib qaabkii Loo Wadaagi lahaa Matoorada ayaa waxay tiro ahaan gaarayeen...

Qaraxaan ayaa waxaa uu uu goordhow ka dhacay agagaarka Isgoyska SOS ee Magalada Muqdisho,waxaana la sheegay in lala eegtay kolonyo ka tirsan Ciidamada AMISOM oo wadadaasi ku socdaalayay. Qaraxa ayaa ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ah,waxaana la sheegay in uu haleelay mid kamid ah Kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamo ka tirsan AMISOM,waxaana jirtay qaraxa kadib rasaas...

Dowladda Federaalka ah Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay fasaxday duulimaadyadii Kismaayo, kaddib markii todobaadkii hore ay xayiraad saartay. Wasiir kuxigeenka Warfaafinta Aadan Isaaq Cali oo la hadlay Telefishinka Qaranka ee SNTV ayaa sheegay in dowladdu fasaxday duulimaadyadii rayidka ahaa, kaddib codsi uga yimid shacabka reer Kismaayo sida uu yiri. “Kaddib...

Dowladda Sucuudiga ayaa diiday in ay warqadaha Safiirnimo ka guddoonto Cabdxakiin Xasan Ibraahim Ashkir, oo loo magacaabay Safiirka dowladda Soomaaliya ee boqortooyada Sucuudiga, Danjirahaha ayaan shaqo-gelin sidii loo magacaabay 3 bil kahor . Inkastoo Sucuudigu aaney si rasmi u shaacin diidmadiisa, hadana waxaa laga dheehan karaa inuu u cuntami waayay shaqsiga Safaarada...