Cagaf dad badan ay saarnaayeen oo ku rogmatay biyaha wabiga shabelle ee Baladweyne.

by admin | Sunday, May 14, 2023 | 246 views

Cagaf ay Saarnaayeen Dad Shacab Ayaa ku Rug maday Buunda koobaad oo ah marin Halis badan oo Fatahaada Wabiga Shabeelle aad usaameysay.

Faah Faahin kala.soco

Cagaf Rogmaday ayaa ah gadiidka kaliye ee xiligaan ka shaaqeyo magalada Baladweyne

fahahada uu sameyay wabiga shabeelle ayana sawabay in dhaman gawarida kale eey ka shaqeyni wayan magalada sawbtuna tahay biyaha oo xawara sare ku socdo isla markana sawabi karo in uu rogmada gariga

sikastawa shilkaan aya cabsi badan ku abuuray bulshada madaama gariga rogmaday uu yahay gadiidka kaliye ee aay is ticmalan bulshada ukala socdalayo magalada baladweyne iyo deganada kale ee ay dadku u qaxeen

Like it? Share it!

Leave A Response