Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Wasiirka Wasaaradda Gaashiindhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar dambe) oo Muqdisho kula kulmay Saraakiil ka socota Midowga Yurub ayaa kala hadlay taageerista Ciidamada Dowladda federalka. Si gaar ah waxa uu ugu dalbaday in ay kordhiyaan tababarada Ciidamada Dowladda ay siiyaan Macalimiinta Midowga Yurub ee Muqdisho ku sugan, Dowladaha ururkaan...

Diyaaradaha dagaalka ee Ruushka ayaa duqayn cirka ah ka gaystay deegaanno ay ku xooggan yihiin mucaaradka Suuriya, wuxuuna ku eedeeyay maleeshiyaadka ka dagaallamo Suuriya in hub Kiimiko ah ay ku weerareen magaalada Xalab ay dowladda haysato. Dowladda Suuriya iyo Ruushka wax ay sheegeen in weerarka Kiimikada ah ay ku dhaawacmeen 100 qof oo ay neefta ku dhegtay. Fallaagada...

Qarax labaad ayaa ka dhacay Magaalada Gaalkacyo sidda ay  xaqiijiyeen goobjoogayaal. Qaraxa ayaa ka dhacay qeybta Galmudug gaar ahaan xarunta Xerta Wadaadka Sheekh Cabdiweli. Qaraxa labaad ayaa la sheegay in uu ka dhacay Gudaha xarunta xilli saakay Aroortii weerar iyo Qaraxyo lagu qaaday xarunta. Qaraxyadda Gaalkacyo waxaa ka dhashay Khasaare Ballaaran oo isugu jira...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo ay kaga qeyb galayaan shirka dhaqaalaha badaha. Shirkan oo socon doona muddo saddex maalmood ah ayaa laga arrinsanayaa horumarinta dhaqaalaha badaha, gaar ahaan dhinacyada la xiriira maalgashiga, sare u...

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxyo iyo Weerar saakay laga maqlay Magaalada Gaalkacyo qeybta Galmudug. Qarax xooggan ayaa ka dhacay Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan qeybta Galmudug, goob uu leeyahay wadaad lagu Magacaabo Sheekh Cabdiweli oo ku taalla Koonfurta Magaalada Gaalkacyo. Sidda ay sheegayaan...

Maal-mihii dhowaa waxaa xukuumadda Xasan Kheyre kusoo baxay fadeexad weyn, oo ku saabsan lacag gaareysa 42 milyan oo dollar oo miisaaniyadda dowladda laga xaday muddo sanad gudihiis ah, sida ay sheegeen guddiga maaliyadda baarlamanka. Sida guddiga uu sheegay lacagaast waxaa ka mid ah 20 milyan oo ka mid ahayd 50 milyan oo Sacuudiuga uu siiyey Soomaaliya, oo aan meel lagu...

Qaar ka mid ah wariyaasha ka howlga magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegay in ay jiraan dhibaatooyin lagu hayaayo warbahinta madaxa banan ee gobolka hiiran .   Qaarka mid ah wariyaasha magaladaas ayaa warbaahinta muqdisho waxay u sheegeen in aytahay wax laga xumaado in wariyasha qaarkood ay sameeyeen wax ka baxsan anshaxa saxaafada, ka dib markii...

Madaxweynaha Jasiirada Taiwan ahna hogaamiyaha Xisbiga talada haaya ee Jasiirada sheegata in ay shiinaha ka madax banaantahay ee Taiwan marwada lagu magacaabo Tsia Ing ayaa iska casishay hogaaminta xisbigaasi. Madaxweyne Tsia ayaa sheegtay in ay isku casishay sababa la xiriira doorashada xiliga dhexe ee Jaziiradaasi oo ay rajo fiican ka qabtay balse ay usoo baxday in sida...

Taliyaha Qeybta 27aad ee Miltariga Soomaaliya Jeneraal Maxamuud Maxamed Koronto ayaa sheegay in iyaga oo kaashanaya Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka ay duqeyn ka billaabi doonaan degaannada Hirshabeelle . Jeneraal Koronto ayaa sheegay in dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab uu hadda ka socdo Gobolka Hiiraan gaar ahaan Maxaas iyo meelo kale. Waxaa uu sheegay in...

Soomaalida dalka Mareykanka ee ku nool Magaalada Minnasota ayaa dacad ka dhan ah Shirkada Amazon ka gudbiyay dacwad ka dhan ah iyagoo ku eedeeyay in ay si uun u heyb soocaan. Dacadaan ayey markii hore gudbiyeen shaqaalaha shirkada ee Soomaalida ah iyagoo sheegay in ay ku faquuqaan diintooda maadama sida ay sheegeen ay dul dhigeen amaro adag oo si qeyxan kaga hor imaanaya...