Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Saacaddaha soo socda ee  maanta ayaa lagu waddaa in maxkamad ku taalla magaalada Addis Ababa markii shanaad lasoo taago  madaxweynihii hore ee dawlad deegaanka Soomaalida, Cabdi Maxamuud Cumar. Maxkamadda ayaa lagu waddaa in ay maanta go’aan ka gaarto Xukunka lagu ridaayo Cabdi Maxamuud Cumar oo horay loogu eedeeyay in uu geystay dhibaato badan oo ay ku horreeyaan...

Saacaddaha soo socda ayaa lagu waddaa in Magaalada Gondar, Gobolka Baxar-daar ee dalka Itoobiya uu ka furmo shir ay leeyihiin Madaxda Soomaaliya, Itoobiya, iyo Eretria. Shirkaan oo  ah Shir Saddex geesood ah, waxaa ka qeyb gali doonaa  Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Eretrea Isaias Afwerki, Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Kulankan...

Cabdiweli Maxamed Ibraahin oo kamid ahaa xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle ayaa ku dhintey qarax ka dhacay goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho. Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle ayaa intooda badan waxa ay ku sugan yihiin magaalada Muqdisho kadib markii dhowaan ay galeen fasax labo bilood ah. Qaraxan ayaa la sheegay inuu ahaa mid loogu xirey baabuur nooca raaxada...

War ka soo baxay Hay’adda xaquuqul insaanka ee Amnesty International ayaa waxaa looga hadlay dad Shacab oo Dhawaan lagu dilay Magaalada Muqdisho. Hay’adda ayaa Shaaca ka qaaday in ay muhiim tahay in baaris Deg deg ah lagu sameeyo kiis dil ah oo dhawaan ay geysteen Ciidamada AMISOM. Sidoo kale Hay’adda ayaa sheegtay in falka ay geysteen AMISOM uu yahay mid ka baxsan...

Masuuliyiinta Dalka Tansaaniya ayaa sheegay in lasii daayay Laba Suxufi oo ka tirsanaa Ururka CPJ (Committee to Protect Journalists), kuwaasoo ku xirnaa meel aan la garanayn. Ms, Muthoki Mumo , oo asal ahaan kasoo jeedda Dalka Kenya ayaa horay ugu tirsanayd Jariiradda , Nation Media Group’s Business Daily,iyadoo haatanna ahayd wakiilka dhinaca Saxaafadda ee Dalalka Saxaaraha...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sh. C/raxmaan ayaa xalay kulan ku yeeshay xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya. Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal sheekh Cabdiraxmaan ayaa intii uu kulan kooda socday iska xog-wareystay...

Doon nooca xamuulka qaada ah oo laga leeyahay  Taiwan ayaa sheegtay in ilaaladeeda ay toogteen Koox burcad-badeed ah meel ku dhow biyaha Soomaaliya ee Badweynta Hindiya Subaxdii Arbacadii. Ku-xigeenka Agaasimaha Hay’adda Kalluumeysiga ee Taiwan Lin Qo-ping ayaa xaqiijiyay in Kooxdaasi la dilay ka dib markii ay doonta Weerar kusoo qaadeen xilli ay mareysay meel u dhow...

Madaxweynihii shalay xilka ka degay ee maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa warbaahinta u sheegay in awood loo adeegsaday,taasina ay sababtay in uu ka haray doorashadda Madaxtinimada maamulka Koonfur Galbeed. Shariif Xasan ayaa sidoo kale sheegay in dowladda Soomaaliya ay dhaqaallo badan ku bixinayso qaar ka mid ah Musharaxiinta maamulka Koonfur Galbeed,taasina...

Wararka laga helayo degaanka Mareer oo qiyaastii degmada Jariiban u jira 35Km ayaa sheegaya in Saddex Caruur ah Labo kamid ah Walaalo yihiiin ay ku geeriyoodeen kadib markii ay ku dhaceen barkad. Maamulka degmada Jariiban ayaa xaqiijiyay in Carruurtaasi ay isku dayeen in ay biyo ka cabaan Baraakadda ka dibna ay ku dhaceen. Labada qof ee dhintay ayaa ah Wiilal sidoo...