Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa  ku dhawaaqay in Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay laga joojin doono Gaadiidka loo yaqaano mooto Bajaajta. Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Baay G. Mahad Cabdiraxmaan ayaa sheegay in ay waddaan qorsheyeyaal ku aadan in magaalada laga joojiyo Gaadiidka Bajaajta. Waxaa uu sheegay in ay Magaalada ay u soo gashay si xad dhaaf ah,...

DAAWO WASAARADA ARIMAHA GUDAHA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA OO KA HADASHEY KHILAAFKA U DHAHAYA LABADA DHINAC OO IS KU HAYSTAY GUDOOMIYAHAY DEGMADA BERDAALE, HOOS KA DAAWO MUQAALKA ...

CIIDANKA DARAAWISHTA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA FADHIGOODA YAHAY DEGMADA BARDAALE EE GOBALKA BAY, HOOS KA DAAWO MUQAALKA   ...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta warbaahinta gudaha si faah-faahsa HOOS KA DAAWO MUQAALKA ...

 Wasaaradda Garsoorka iyo Cadaaladda Mamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Xafiis Cusub Ka furatay magaalada Xudur ee Gobalka bakool. HOOS KA DAAWO MUQAALKA   ...

Hal sano ayaa ka soo wareegatay dilkii Allaha u naxariistee Wasiirkii Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska Xukuumadda Soomaaliya Cabaas Siraaji, kaasoo lagu dilay agagaarka Madaxtooyada 3-dii bishii May, xilli habeen ah. Shilka uu ku dhintay Cabaas Siraaji wuxuu naxdin iyo uur-kutaalo ku reebay dad badan oo Soomaaliyeed, gaar ahaan dhalinyarada oo u arkayay Cabaas ubax ka dhex...

Kulanka ayaa ahaa mid looga wada hadlayay qaabka ugu wanaagsan ee Ganacsatada Soomaliyeed uga qeyb-gali lahaayeen shirka maalgashiga Somali-Turkey Forum ee sannadlaha ah oo lagu wado in uu ka dhaco Dalkaasi iyo waxyaabaha lagu soo bandhigayo. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wasiirkiisa Ganacsiga Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa dhageystay isbaddellada...

Ku-xigeenka Agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha dibada dowladda China Hu Zhang Liang ayaa sheegay in uu uu jiro xiriir qota dheer oo soo jireen ah oo dowladda China kala dhaxeeya dowladda Soomaaliya. Agaasimaha ayaa hadalkan ka sheegay kulan maanta uu la qaatay Wariyayaal ka kala socday warbaahinta gudaha Soomaaliya oo booqasho 11 cisho ah ku jooga magaalada Beijing...

Dibadbaxyo carreysan ayaa ka billowday jasiiradda Suqatra ee u dhow Soomaaliya kadib markii Imaaraadka ay geeyeen 100 askari oo lagu daad gureeyey afar diyaarad. Dadka deegaanka ayaa taleefishinka Al-Jazeera u sheegay in afarta diyaarad ee Imaaraadka ay si sharci darro ah ku yimaadeen, si ay u cabsi geliyaan dowladda beesha caalamku ay aqoonsan tahay ee Yemen. Jaziiraddaan...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, oo ku sugan magaalada Brussels ee dalka Belgium, ayaa kulamo kala duwan la qaatay jaaliyadaha Soomaaliyeed ee qaaradda Yurub. Ra’iisul wasaare Kheyre ayaa masuuliyiinta ka socotay qaar kamid ah jaaliyadaha Soomaaliya ee dalalka Yurub waxa uu la yeeshay kulamo kala duwan iyada oo qodobada...