Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Magaalada Beledweyne waxaa ka socda barakici ugu xooganaa oo ku saabsan fatahaada uu sameeyay Wabiga Shabeelle ee mara gudaha magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Biyaha ayaa si xoowli ah ugu fidaya xafadaha aay ka koobantahay magaalada Beledweyne,waxaana halkaas saga barakacay dadkii ku dhaqanaa oo u guuray duleedka magaalada Beledweyne. Biyaha ayaa laga cabsiqabaa...

Wakaaladda Wararka ee Reuters ayaa maanta soo bandhigtay sawirada Hub ay sheegtay in laga soo qafaashay xerada Gen. Gordan oo ku taalla degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Reuters ayaa waxa ay sheegtay 600 oo Qori oo nuuca AK-47 ah in laga soo qafaashay 600 oo Askari oo ka tirsan kuwa Imaaraadka ee ku jira xerada Gen. Gordan, kadib iska hor imaadkii dhexmaray Ciidanka xoogga...

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa doonaya inuu isku shaandheyn ku sameeyo golahiisa wasiirada. Ilo ku dhow xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa Xoghoose.com u sheegay in marka ay dhammaato doorashada guddoomiyaha golaha shacabka la isku shaandheyn doono wasiirada. Wasiirada aan bixi doonin waxaa ka mid ah Xoosh Jibriil, Bayle iyo...

Waxaa soo baxaya daldaloolo muujinaya in Imaaraadka ay dalkeenna Soomaaliya uga guuleysan karto haddii aanay DFS tallaabo degdeg ah qaadin. Imaaraadka oo doonaya in markii uu ka dhammaado Soomaaliya ku dhowaaqo inuu xiriirka u jaray, ayaa waxaa soo baxaya warar cusub oo aan heleyno. Hadaba waxyaabaha ay inooga guuleysan karaan: 1- Kala fogaanshiyaha shacabka Soomaaliyeed Waxaa...

Ciidamada Badda Liibiya ayaa sheegay in laba howlgal oo ay ka fuliyeen Xeebaha dalkaasi ay ku soo badbaadiyeen 263 Muhaajiriin Afrikaan ah iyo Meydadka 11 kale . Ayoub Kacem, oo ah Afhayeen ka tirsan Ciidamada Liibiya oo u warramay Wakaaladda Wararka ee AFP ayaa sheegay in howlgalkooda koobaad ay ka sameeyeen deegaanka Sabratha, oo 70 KM u jira Caasimadda dalkaasi ee Tropoli,...

Taliska howlgalka Mareykanka ee Africom ayaa sheegay in dhaq dhaqaaqa Al Shabaab ay weli leeyihiin awood xoogan oo qatar ku ah ammaanka dalalka gobolka. Taliyaha Howlgalka gaarka ah ee Mareykanka Maj. Gen. Marcus Hicks oo Wareysi gaar ah siinayay Tv-ga CNN ayaa sheegay in tirada dagaalyahannada Xarakada Al Shabaab ee ka dagaalamaya Soomaaliya ay garayaan 4000 illaa 6000...

Sida uu warbaahinta usheegay Isu-duwaha Tamarta iyo Biyaha Ee Dowlad Goboledka Hirshabelle Qeybta Magaalada Baladweyn mr Cawil ayaa Sheegay in Gudoomiyaha Maamulka Degmada Baladweyne Maxamed Cabdi Qalaafow in uu howlahii shaqo ee Wasaarada uu Faraha la galay sida uu hadalka udhigay. Waxa uu Baaq guud ahaan udiray Wasiirka Wasaarada Tamarta iyo biyaha madaxweynaha Hirshabelle...

Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in wabiga Shabeelle uu fatahaad ka sameeyay tuulooyin hoosyimaada Magaalada Jowhar. Fatahaadan ayaa sababtay khasaare soo gaaray dhul beereed baaxadiisa ay weyn tahay, inkastoo la xiray meelihii uu fatahaada ka sameeyay Wabiga ayaa hadana weli waxaa socdo Fatahaado uu Wabiga ka sameynayo Tuulooyinka...

39 Qof ayaa ku dhaawacantay Dhul gariir cabbirkiisu ahaa 5.1 magnitude (qiyaasta dhul gariirrada) oo ka dhacay Dalka Turkiga. Dhul gariirkan oo ka dhacay Degmada Samsat, Gobolka Adiyaman ee dhacda Koofur Bari Waddanka Turkiga ayaa ku dhuftay halkaasi Saacaddu markay ahayd 3.34 a.m, xilliga Dalkaasi, isagoo ruxay masaafo gaaraysa 7 KM ( 4 Mile ), sida laga soo xigtay hay’adda...