Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Kaaliyaha Xoghayaha Maaliyadda Mareykanka u qaabilsan arrimaha argagixisada iyo sirdoonka, Brian Nelson ayaa maanta oo khamiis ah booqasho shaqo ku tagay Muqdisho. ⓘ Brian Nelson  ayaa madaxda sare ee dowladda, inkastoo dalka ay ka maqan yihiin, wuxuu kala hadlidoonaa sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo xiriirka maaliyadeed ee labada dal. Sarkaalkan ayaa inta...

Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka, Mudane Xasan Macallim Maxamuud Sh. Cali ayaa looga hadley xaaladda amniga dalka, Isla markaana lagu ansixiyey hindise sharciyeedyo muhiim u ah dalka. Golaha Wasiirada ayaa dhegestey warbixino...

Labadii cisho ee ugu danbeysay, waxaa qaali noqday, maciishada quutal daruuriga ah, waxaana arrintan walaac ka muujinaya inta badan dadka ku nool magaalada baladeyne ee xarunta gobolka hiiraan. Sara u kacan ku yimid maciishada, ayaa si gaar ah u saameeyey dadka dhaqaalahoodu uu liito, ee ku sugan gudaha magaalada baladweyne iyo deegaanada kale ee gobolka hiiraan. Raashinka...

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa isbadal ku sameysay sannad dugsiyeedka waxbarasho ee dalka, kaddib warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda July 26, 2023-ka. Isbadalka ay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya soo saartay ayaa ka bilaabanay sanad dugsiyeedka 2023-2024, iyada oo Wasaaradda dhammaan isbadal ku sameysay...

Ciidamada dalka Niger ee ku yaalla Galbeedka Africa, ayaa telefishanka qaranka dalkaas kaga dhawaaqay afgembi, iyaga oo sheegay inay laaleen dastuurka dalka, oo ay kala direen dhamaan xarumaha kala duwan ee ku yaalla dalka, isla markaana ay xireen xudduudaha dalkaas. Ciidamada ayaa Arbacadi shalay ahayd xiray madaxweynaha dalkaas Niger, Mohamed Bazoum, iyo ilaaladiisa....

Dowladda Ruushka ayaa Soomaaliya ka cafisay $684 milyan oo deyn ah kadib heshiis ay qalinka ku duugeen wasiirka maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Biixi Cige iyo wasiir ku xigeenka maaliyadda Ruushka. ⓘ Tallaabadan ayaa la sheegay inay dardargelin doonto dadaallada Soomaaliya ay ku doonayso in ay ku gaarto barta dhameystirka dayn cafinta waqtigeeda ah. Russia ayaa...

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada Dowladda, kuwaas oo aan la shaacin magacyadooda, ayaa loo xiray weerarkii isniintii lagu qaaday xerada Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo qof naftii hallige ah uu isku qarxiyay goob ciidamada lagu faylinayay oo gudaha xerada ah. ⓘ Ugu yaraan 30 askari ayaa ku dhintay, in ka badan 70 kalena waa lagu dhaawacay weerarkaas...

Waxaa la xiray guriga rasmiga ah ee uu degan yahay madaxweynaha Niger Mohamed Bazoum waxaana lagu soo waramayaa inay xireen ciidamo ka tirsan Ilaalada Madaxtooyada, inkastoo aan la ogeyn halka uu ku sugan yahay Madaxweynaha. Ilaalada ayaa xiray wadooyinka soo gala guriga Bazoum iyo xafiisyada madaxtooyada ee magaalada Niamey labadaba. Ma jiraan ciidamo aan caadi aheyn...

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa u gudbiyay Guddoonka Golaha Shacabka, Mooshin ay ku dalbanayaan in loogu yeerayo Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda iyo Taliyeyaasha Ciidamada dowladda Soomaaliya. Xildhibaanada ayaa sheegay inay rabaan inay Wasiirka iyo Taliyeyaasha ciidamada su’aalo ka weydiiyaan qaraxii isniintii ka dhacay Kulliyadda...

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa si adag uga hadlay weerarkii askarta badan lagu laayay ee maalin kahor ka dhacay Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho. Xildhibaano dhowr ah oo madasha ka hadlay ayaa qiray inuu jiro qorshe loo diyaariyay ciidankaasi oo la gala shaqeeyay kooxda Al-Shabaab. Maxamed Cabdi...