Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar iyo wafdi ay horkaceysay oo kusii jeeday magaalada Garoowe ayaa maanta laga celiyay magaaladaas oo xarun u ah Puntland. Wararka ayaa sheegaya in diyaaraddii ay raaci laheyd Marwo Sacdiya kahor inta aysan ka dhoofin garoonka magaalada Muqdisho loo diiday inay u duusho magaalada Garoowe. Wafdigan...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan Magaalada Rome ee Caasimadda Talyaaniga ayaa qaybgalaya shir u dhaxeeya Afrika iyo dalkaas si ay uga wadahadlaan qodobo dhowr ah. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ka qaybgalayo shirar heer caalami ah iyo kuwo kale oo ay kuwada xaajoonayaan madaxda...

Mas’uuliyiin katirsan Qaramada Midoobay ayaa dhinacyada hubeysan ee Jamhuuriyadda Suudaan ku dagaalamaya ugu baaqay in ay wadahadal galaan si ay usoo afjaraan dagaalkooda galay 100 cisho kaas oo billowday 15kii April 2023. Dagaalka Suudaan waxaa ku dhintay in ka badan boqol qof oo rayid ah halka aan tira-koob rasmi ah laga heyn dhinacyada dagaalamaya maadaama goobo ay...

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa la horkeenay Saddex mas’uul oo katirsan Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya, kuwaas oo loo heysto inay sameeyeen musuq maasuq iyo xatooyo Xoolo Dadweyne. Saddex Xubnood oo katirsan Wasaaradda Maaliyadda iyo Bangiga Dhexe ayaa kasoo muuqday Maxkamadda, kuwaas oo kala ah Cabduqaadir Cabdi Socdaal oo ka...

Kooxo bastoolado ku hubeysnaa ayaa galinkii dambe ee Shalay degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ku dilay Wasiirkii hore ee Beeraha iyo Waraabka maamulka Hirshabeelle Xasan Axmed Muudeey. ⓘ Dilka Marxuum Muudeey ayaa la sheegay inuu dhacay xili uu kasoo baxay Masaajid uu kusoo Tukaday Salaadii Casir, waxaana goobta isaga baxsaday dableydii geysatay dilka Marxuum...

Hay’adda amniga maamulka Puntland iyo maamulka nugaal ayaa beeniyay in ay jirto dhiilo colaadeed oo dib usoo cusboonaatay oo ka jirta magaalada Garowe ee caasimadda Puntland. ⓘ Masuuliyiintan oo xalay saqdhexe oo la hadlay warbaahinta, ayaa sheegay in xaaladda amni ee magaalada Garowe ay tahay mid degen, islamarkaasna aysan jirin wax dhaqdhaqaaq ciidan ah oo...

Ciidamada Kumaandooska Danab ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay saacadahii lasoo dhaafay deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud oo ay isku aruursanayeen ciidamo ka tirsan kuwa Al-shabaab. ⓘ Ciidamada Kumaandooska Danab ayaa howlgalka xoogiisa ka fuliyay dhulka howd ka ee ku yaala deegaanka Cali seer oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Galcad ee gobolka Galgaduud. Saraakiisha...

Qaraxaan ismiidaaminta ah oo goordhaw ka dhacay xerada ciidamada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho ayaa lasoo warinaya inuu geystay khasaare kala duwan oo dhimasho iyo dhaawacba leh. ⓘ Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay degmooyin ka tirsan magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inuu fuliyay nin isku soo xiray jaakada waxyaabaha qarxa, kaasoo isku dhax qarxiyay...

Guddoomiyaha cusub ee uu saaka doortay Golaha Wakiilada Somaliland Prof. Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon ayaa xaflad soo dhawayn ah loogu sameeya madaxtooyada Somaliland. ⓘ Xaflada ayaa waxa kasoo qayb galay wasiiro, guddoomiyaha golaha guurtida, xildhibaano, dadkale oo caan ah, madaxda xisbiga Kulmiye, saraakiil ka socota ururada cusub iyo madaxwaynaha Somaliland...

Guddoomiyaha Gobolka Mudug  ee Galmudug  Cabdinaasir Cabdulqaadir Cabdille (Marexaan) ayaa digniin ka soo saaray jariska Dhuxusha oo aad looga Isticmaalo degaanada Gobolkaas. Qoraal ka soo baxay Gudoomiyaha ayaa waxaa lagu xusay in tallaabo cad laga qaadi doono cid allaala ciddii lagu helo jarista iyo ka Ganacsiga dhuxusha. Waxaa uu digniin adag u diray dadka...