Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in xaalad adag ay ka taagan tahay gudaha magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed, kadib markii ay culus soo saartay kooxda Al-Shabaab. Kooxda ayaa lagu soo warramayaa inay go’doon cusub gelisay magaaladan oo hadda xarun KMG u ah dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, taas oo ay ka dhalatay saameyn...

Dowladda Zanzibar ayaa si adag uga hortageysa ragga dalkaasi ee sida dumarka timaha u dabta , waxa ayna dowladda soo saartay go’aanno adag oo la doonayo in looga hortago ragga timaha tidcada ama dabta. Xoghayaha guud ee wasaaradda dhaqanka iyo hidaha ee dalka Zanzibar, Dr. Omar Adam ayaa sheegay in ay dhaqan ahaan kasoo horjeedaan in ragga timaha dabtaan, waxa uuna ku...

Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubbaland ayaa howlgalo dhowr ah oo lagu dilay dagaalamayaal badan oo ka tirsan kooxda Al-shabaab ka sameeyay deegaano ka tirsan Jubbooyinka. ⓘ Howlgalka ayaa xoogiisa ka dhacay deegaanka lagu magacaabo Weel Maaroow iyo deegaano kale 42 KM u jira degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe. War kooban oo lagu...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhaw Muqdisho ka furay shir wadatashi ah oo ay wada qaadanayaan Madaxdii hore iyo siyaasiyiinta dalka. Shirkan oo la qorsheeyay in muddo labo maalin ah socdo ayaa  lagu gorfaynay doonaa xaaladda dalka, amniga, ciribtirka Al Shabaab, dib u eegista dastuurka, dimuqoraadiyeynta iyo doorashooyinka. Madaxweynaha...

Wasaaradda arrimaha Dibedda ee dalka Suudaan ayaa ganafka ku dhufatay Bayaankii ka soo baxay shirkii ay Guddiga Urur-Gobaleedka IGAD ugu qaabilsan xalinta colaada dalkaasi bishan July 10-dii  ku yeesheen Caasimadda dalka Ethiopia ee Addis Ababa. War-saxaafadeedka Wasaaradda arrimaha Dibedda ee Suudan ayaa lagu sheegay inaysan marnaba oggolaan doonin in ciidamo shisheeye...

Dab xooggan ayaa qabsaday Xarunta ganacsiga Fadhi-samo ee ku taalla Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari, dabkaasi oo dhowr saacadood oo xiriir ah socday ayaana ku faafay inta badan dhismaha Xarunta. Wararka la helayo ayaa sheegaya in dabka ka kacay Xarunta Fadhi-samo uu markii hore ka bilowday qarax ka dhex dhacay gudaha xarunta, inkastoo aan weli faahfaahin sugan...

Garaad Jaamac Garaad Cali oo kamid ah odayaasha dhaqanka Sool ee dagaalka adag kula jira ciidamada maamulka Somaliland, ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka Soomaaliya in ay garab ku siineyso Somaliland duqeymaha ay Laascaanood ka wado. Xaflad ka dhacday magaalada Nairobi ayuu Garaadka ka sheegay in dowladda Soomaaliya raali ka tahay duqeymaha lagu garaacayo Laascaanood,...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta qabanaya kulan wadatashi ah oo ay wada qaadanayaan madaxdii hore iyo siyaasiyiinta dalka. War saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in kulankan uu ku saleysan yahay wadatashi iyo is-qancin looga gudbayo xaaalada siyaasadeed ee dalka uu ku jiro. Madaxtooyadu waxay sheegtay in madaxweyne...

 Siyaasiyiinta mucaaradka cusub ayaa xalay kulan wada-tashi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho kahor kulanka maanta ka furmaya caasimadda ee u dhaxeeya ayaga iyo madaxweyne Xasan Sheekh.  Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, oo muuqda inuu yahay hoggaanka aan la dooran ee mucaaradka cusub, ayaa qoraal uu soo dhigay Facebook faah-faahin kooban uga bixiyey...

Ganacsatada Soomaalida ee Kenya gaar ahaan Xaafadda Islii ayaa Dowladda ka dalbaday in ay siiso ciidamo u ilaaliya hantidooda maadaama mucaaradka uu ku dhawaaqay dibadbax ay diidan tahay Xukuumadda William Ruto. Waxa ay sheegeen in ay ka cabsi qabaan boob iyo dhibaatooyin kale oo loo geysto nafta & hantida Dadka Ganacsatada ah sidaas awgeed Dowladda ay ka sugayaan...