Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Cali Yare Cali ayaa beeniyey inuu ka baxay xisbiga Farmaajo hoggaamiyo ee Nabad iyo Nolol, isagoo ka jawaabaya warqad uu ku saxiixnaa Afhayeenka Farmaajo oo saacadihii lasoo dhaafay lagu faafiyey baraha bulshada iyo warbaahinta. Cali ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu ku sheegay in warqadaasi ay tahay is qarxin lagu kala dilayo waxa uu ugu yeeray ‘jamaahiirta’ oo uu kala...

Goobta Tareenada laga raaco ee Magaalada Marburg oo ku taalla dalka Jarmalka waxaa meydkiisa laga helay meydka wiil dhalinyaro ah oo Soomaali ah Mohamed Saxardiid ayaa ka mid ahaa dadka ku jiray Kaamka la keeno dadka magangalya-doonka ah ee Neustadt (Hessen), isagoo ka mid ahaa Soomaalidii sanadahan danbe tagay dalkaas. Booliska Magaalada Marburg ayaa Jaaliyada Soomaalida...

Madaxweynaha maamulka HirShabeelle Cali Guudlaawe ayaa xilka ka qaaday guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jayte Cismaan, oo hormuud u ahaa dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.  Wareegtada xilka looga qaaday Cali Jeyte, ayuu madaxweyne Guudlaawe wuxuu sidoo kale xilka guddoomiyaha gobolka ugu magacaabay Cabdullaahi Axmed Maalin (Surufow). Guudlaawe ayaa sheegay inuu...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuuuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo safar shaqo ku jooga dalka Serbia ayaa kulan la qaatay Duqa Magaaladda Belgrade ee Caasimadda Jamhuuriyadda Serbia Aleksandar Šapić. Kulanka ayaa waxaa Duqa Muqdisho ku wehliyay Danjiraha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Serbia Maxamed Cabdullaahi...

Shirkad qaabilsan ammaanka Computer-ada oo laga leeyahay Maraykanka oo lagu magcaabo Mandiant ayaa Khamiistii sheegtay in kooxo abaabulan oo taageero ka helaya dawladda Shiinuhu inay jabsadeen aaladaha computer-ada ee boqollaal shirkadood oo caalamka oo dhan ku kala yaalla, kuwaas oo ay ku jiraan, hay’ado dawli ah iyo kuwo gaar loo leeyahay. In ku dhow 30% aadalaha la...

Xildhibaan Cabdiqani Dhaashane oo ka tirsan mudanayaasha golaha wakiilada Puntland ayaa faah-faahin ka bixiyey sida uu u dhacay weerar lagu soo qaaday. Xildhibaanka ayaa habeenkii hore lagu weeraray hoygiisa caasimadda Puntland ee Garoowe, kadib markii uu maalin ka hor si kulul uga hadlay doorashada degmooyinka gobolka Nugaal. Xildhibaanka oo hadlay ayaa sheegay inuu...

Deeq raashiin ah oo ka timaaday Dowladda Sucudiga islamarkaan Maanta looga talagalay in loo qeybiyo 20,00 qoys oo kamid ah dadkii aay saameyen fatahaadaha Wabiga shabelle ayaa gabi ahaanba la boobay kadib markii Masuliyada daro dhanka maamulka aay timaaday. Waxaa la sheegay in dhamaan raashinkaan la dhacay islamarkaan aysan helin dadkii masaakiinta ah ee looga talagalay...

Ra’iisal wasaarihii hore ee Scotland Nicola Sturgeon ayaa la xidhay, iyada oo saldhiga lagu hayey illaa toddoba saacadood, ka dib markii ay si iskeed ah u tagtay saldhiga booliska si ay uga qayb gashay waraysi ay la yeelanayeen ciidamada booliska oo ku saabsan, habka loo maamulay lacago uu lahaa xisbigeeda Scottish National Party. Baadhista ay wadaan ciidamada boolisku...

Waxaa Maanta magaalada DJabuuti ee Caasimadda Dalka Jabuuti ka furmaya Shirka Dalalka ku midaysan urur Goboleedka Igaad, kaasi oo sanadkaan diiradda lagu saari doono arrimo muhiim ah. Shirka waxaa ka qayb galaya madax-kala duwan oo matalaya dalalka ku midaysan ururka,waxaana ka mid ah Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kaasi oo qayb ka ah masuuliyiinta ka...

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Hay’adda ee Dhuusamarreeb. Dhismahan ayaa noqon doona mid laga maamulo xarumo kala duwan oo ku yaalla deeggaannada Galmudug. Qoorqoor ayaa sheegay in xafiiskaan uu muhiimad...