Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Hay’adda Qaxootiga Adduunka ee WFP ayaa Qaxootiga ku nool Xeryaha Dhadhaab ku wargelisay in laga billaabo bishaan July 2023 ay dhimeyso raashinka ay siiso celcelis ahaan 20% kaddib markii dhaqaale la’aan soo wajahday. Dadka u diiwaangashan Hay’adda WFP ayay fariin ugu dirtay telefoonnada ay ka diiwaangelisay iyada oo u sheegtay keliya in boqolkiiba labaatan ay dhimeyso...

Ciidamo katirsan kuwa Dowladda Federaalka ee Itoobiya oo u diiwaangashan howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ATMIS iyo dagaalamayaal katirsan ‘AS’ ayaa ku dagaalamay inta u dhaxeysa Magaalooyinka Rabdhuure iyo Waajid ee Gobolka Bakool DG Koofur Galbeed. Dagaalka ayaa yimid kaddib markii Ciidamadaan katirsan ATMIS ay isaga kala gudbayeen labada Magaalo ee Rabdhuure iyo...

Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa qorsheynaya in safar naadir ah uu ku tago dalka Turkiga bisha soo socota, sida uu shaaca ka qaaday madaxweyne Recep Tayyip Erdogan. Mr Erdogan ayaa hadalkan ku sheegay shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, kaddib wadahadal uu kula yeeshay madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy. ⓘ Madaxweynaha...

Dagaal culus  ayaa ka socdo tuulooyin hoostaga deegaanka Baardheere oo qiyaastii Baledweyne kaga beegan dhinaca Koonfureed ilaa 22 KM. ⓘ Dagaalka ayaa u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa dib u xureynta deegaanka oo dhinac ah iyo kuwa kooxda Al-shabaab, waxaaa dagaalka uu yimid kadib markii ciidamada is garabsanaya ay howlgalo ka dhan ah Shabaab ay saakay dib...

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo sabti ah waxa ay kulan caadi ah ku leeyihiin Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Buuq iyo sawaxan ayaa ka bilowday kulanka ka socda Xarunta Golaha Shacabka, kaddib markii qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha ay keeneen mooshin ay ku diidan yihiin qorshaha Xukuumadda...

Waxaa Maanta oo Sabti ah Imtixaanka Fasalka 12-aad ee dugsiga sare oo ay sanad walba qaado dowladda Soomaaliya u fariistay ardyada ku nool magaalada Baledweyne oo uu horay kaga baaqday Imtixaanka, kadib Fatahaadii uu dhawaan ka sameeyay wabiga Shabeelle gudaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. ⓘ Ardayda Maanta u fariisatay Imtixaanka Shahaadiga dugsiyada...

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa xaqiijiyey in uu dalkiisu burburiyey hubkiisii kiimikada ahaa ee ugu dambeeyay. Tallaabadan ayaa daba socotay dedaal tobanaan sano socday oo lagu doonayey in dunida looga cirib tiro hubkan halista ah, kadib markii dagaalkii kowaad ee aduunka si xad dhaaf ah loo isticmaalay, markaas oo loo arkay mid dabar goyn kara aadmiga. Heshiis...

Dab ka kacay suuqa tayeynta cusub ee magaalada Jigjiga ee caasimadda dowlad deegaanka Soomaalida fiidnimadii dambe ee xalay ayaa geystay khasaare hantiyeed oo xooggan walow an wali la sheegin inta uu la egyahay khasaaruhu. Dabkan qasaday suuqa weyn ayaan la xaqiijin khasaaraha rasmiga ah ee uu geystay, halka uu ka bilowdday iyo sababta intaba, waaxana dabka uu ahaa mid...

Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa saakay sheegaya in uu xiran yahay inta badan suuqii ugu weynaa Afgooye. Suuqa Afgooye ayaana sababta uu xiran yahay lagu sheegay in halkaasi tageen rag sheeganaya in ay leeyihiin milkiyadda dhulka uu kuyaallo suuqa ,taa oo xiisad dhalisay sababna u noqday in saakay xirmo. Qaar kamid ah ganacsatada suuqa...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Xalay fiidkii hore ku dhexmaray nawaaxiga deegaanka Beera yabaal oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan. ⓘ Dagaalka ayaa bilaawday kadib markii ciidanka dib u xureynta deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleeyda ay weerar culus ku qaadeen goob ku taala nawaaxiga deegaanka Beera yabaal...