Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubbaland ayaa kooxda Al-shabaab kala wareegay gacan ku heynta deegaanka Xagar oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose. ⓘ Deegaanka Xagar oo ay la wareegeen ciidamada is garabsanaya ayaa qiyaas ahaan degmada Bu’aale oo ah Caasimadda rasmiga ee maamulka Jubbalad u jirta ilaa 80 KM, halkaas oo ah taliska...

  7 qof oo rayid ah oo ay ku jiraan carruur ayaa ku dhintay qarax miino oo ka dhacay deegaanka Jicibow oo qiyaastii 25km dhanka waqooyi kaga beegan degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan. ⓘ   Qaraxaan oo dhacay shalay gelinkii dambe, ayaa Saraakiisha deegaanka waxay sheegeen in dadka dhintay oo lix rag ah iyo qof dumar ah ay ka soo jeedaan laba qoys oo...

Kumaandoska xoogga dalka ee Danab iyo daraawiishta Jubbaland ayaa howlgal qorsheysan Magaalada Xagar ee gobolka Jubbada Hoose oo ay gacanta ku hayeen xoogaga Al-shabaab. Taliyaha Ciidanka Daraawiishta ee degmada Afmadow Mahad Islaam oo ka mid ah saraakiisha hogaamineysay howlgalka ayaa xaqiijyey iney la wareegeen degmada Xagar Degmada Xagar ayaa qiyaas 80 KM ah u jirta...

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa Muqdisho ka sagootiyay Guutada 24-aad ee Khaalid Bin-waliid ee ciidanka XDS kuwaasoo ku biiraya furimaha dagaalka ee ka dhanka ah Al-shabaab Wasiirka ayaa ciidamada kula dardaarmay dar-dargalinta howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab, isagoo ciidamada u sheegay in dagaalka ay...

Xildhibaannada iyo Senatarrada Maamul Gobaleedka Puntland ku metela Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo maalimih ugu dambeeyay ku sugnaa Magaalada Garoowe ayaa soo jeediyey; in la joojiyo arrimaha dastuur furista, la qabto doorashada golayaasha deegaanka ee Nugaal iyo in la aado doorashada madaxtinomo ee  Jenuary 8, 2024-ka. Warsaxaafadeedka ayaa si wada jir u soo wada...

22 qof ayaa lagu dilay duqeyn ay diyaaradaha Dagaalka ee Dowladda Suudaan ka geysteen magaalladda Um Durmaan ee Galbeedka caasimadda dalkaasi ee Khartoum. Hadal-qoraal oo ka soo baxay Milliteriga Dowladda ayaa lagu sheegay inay Hawlgal ka fuliyeen magaalladda Um Durmaan, kuna dileen 20 dagaalyahan oo ka tirsan ciidanka Gurmadka Degdega ee RSF. Qoraalka waxaa kale oo...

Wasiirkii hore ee maaliyadda xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo ay xalay saameysay magacaabistii iyo isku shaandheyntii uu sameeyay ra’iisul wasaaraha ayaa soo hadlay. Wasiirka oo qoraal dheer soo saaray ayaa shaaca ka qaaday inuu aqbalay xilka qaadista lagu sameeyay, isaga oo soo dhaweeyay Biixi Iimaan Cige oo xilkan loo magacaabay. Dr...

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa saddaxdii bil ee lasoo dhaafay ku guuleystay in uu baaris ku sameeyo ku dhawaad afartan ruux oo ku eedeysan in ay ku kaceen falal isugu jira Musuq-maasuq, xatooyo xoolo dadweyne, ku tagrifal awoodeed iyo dayacaad masuuliyadeed, sida Warbaahinta Qaranka ay ogaatay. Afartanka Ruux ee baarista lagu sameeyay ayaa dhammaantood...

Deg Deg : Isku Shaandhaynta iyo Magacaabista Wasiirada 1. Biixi IImaan Cige Wasiirka Maaliyadda 2. Dr Maxamed Cilmi Ibraahim Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha 3. Abuukar Jeylaani Sheekh Wasiiru Dowlaha Awqaafta 4. Saadaad Maxamed Nuur Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha ...

Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay dib-u-dhiska suuqa casriga ah ee Waaheen, gaar ahaan intii ay dawladdu lahayd oo laga binayn doono dhisme casri ah oo wax weyn ka tari doona bilicda caasimadda iyo badqabka hantida la dhigo doonaba. Munaasibad kooban oo badhtamaha suuqa lagu qabtay, islamarkaana ay madaxweynaha...