Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Galmudug oo digniin ka bixisay arrin halis ah oo ka socota gobolka Mudug{Akhriso}

by admin | Sunday, Jul 23, 2023 | 90 views

Guddoomiyaha Gobolka Mudug  ee Galmudug  Cabdinaasir Cabdulqaadir Cabdille (Marexaan) ayaa digniin ka soo saaray jariska Dhuxusha oo aad looga Isticmaalo degaanada Gobolkaas.

Qoraal ka soo baxay Gudoomiyaha ayaa waxaa lagu xusay in tallaabo cad laga qaadi doono cid allaala ciddii lagu helo jarista iyo ka Ganacsiga dhuxusha.

Waxaa uu digniin adag u diray dadka xilligan ku howlan jarista dhuxusha, iyadoo digniintan aysan aheyn tii ugu horeysay nooceeda ee Maamulka Galmudug uu soo saaro.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDOOMIYAHA

Like it? Share it!

Leave A Response