Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Burcad hubeysan oo u dhalatay dalka Koonfur Afrika ayaa Xalay muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ah dhalinyarada dalkaasi u shaqo tagay ku dishay mid ka mid ah deegaanada hoostaga magaalada Port Elizabeth ee gobolka Westren Cape. ⓘ Muwaadinka Soomaaliyeed ee burcadu dishay ayaa lagu magacaabi jiray Maxamed deeq Madar, waxaana la sheegay in burcada ay ku dhex toogatay...

Afhayeen u hadlay jabhadii dhawaan gashay buurta Gacan-libaax ee gobolka Saaxil ee Somaliland, ayaa sheegtay in dagaalka ay ku kaliftay kadib markii uu madaxweyne Biixi xoog u isticmaalay mucaaradka. ⓘ Afhayeenka jabhada Axmed Cali Haybe, oo waraysi siiyay Bakayle Media, ayaa sheegay in madaxweynuhu uu xabad u isticmaalay xisbiyada mucaaradka, taasina ay keentay...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo Maanta ciidanka dowladda Soomaaliya oo kaashanaya Saaxiibada Caalamiga ah ay ka sameeyeen xadka ay wadagaan gobolada Shabeelaha Dhexe iyo Galgaduud. ⓘ War kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgalka khasaare lagu gaarsiiyay Ururka Al-shabaab oo ku dhowaad...

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doorto Puntland ayaa ku dhaleeceeyay guddoonka Baarlamaanka Puntland go’aankii ay ku laaleen codsi ay beel gudbisay ee ku aaddana in la kordhiyo tirade Xildhibaannada Puntland. ⓘ Shir saxaafadeed ay Muqdisho ku qabteen Xildhibaannada kala ah; Fardowso Cismaan Cigaal, wasiirka Gaadiidka iyo...

Waxaa maanta oo Jimco ah lagu wadaa inuu ka furmo deegaanka Burka Diirimeed oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe shir dib u heshiisiin ah oo u dhaxeeya beelo walaalo ah oo dhawaan ku dagaalamay deegaano ka tirsan degmooyinka Raage ceelle iyo Cadale. ⓘ Shirkaan ayaa ujeedkiisu yahay in xal waara looga gaaro dagaal beeleed soo laablaabtay oo dhexmaray laba maleeshiyo...

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Brian Nelson oo ah ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Mareykanka ee arrimaha argagixisada iyo ka hortaga maalgalintooda. ⓘ Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa usoo bandhigay Brian Nelson talaabooyinka dowladdiisa ay ku wiiqeyso daqliga iyo dhaqaalaha kooxda Al-shabaab, isagoona la wadaagay...

Wararka ka imaanaya deegaanada ku yaala xadka ay wadagaan gobolada Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in halkaasi saakay ay ka socdaan howlgalo culus oo ka dhan ah kooxda Al-shabaab. ⓘ Deegaanada lasoo warinaayo in ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ay saakay howlgalada ka wadaan waxaa ka mid ah Fiiqeey, Ceel la helay, Hereeri Dheere,  Lagoow Xassan iyo...

Xafiiska xakameynta hantida Dibadda ee Wasaaradda Maaliyada dalka Mareykanka ayaa cunaqabateyn kusoo rogtay Cabdiwali Maxamed Yuusuf oo ah madaxa xafiiska Maaliyadda kooxda Daacish Soomaaliya ee xiriirka la leh kooxda ISIS ee ka dagaalanta dalalka Ciraaq iyo Siiriya. ⓘ Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ninkaan oo wakiil uga ah Daacish Soomaaliya uu qaabilsanaa...

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar culus oo lagu qaaday ciidamo ka tirsan Nabad Sugida oo ku sugna isgoyska Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Weerarkan oo loo adeegsaday Bam gacmeed ayaa lagu tuuray ciidamo dharcad ah oo baarayay gawaarida soo aada dhinaca isgoyska Dabka, iyadoo jugta qraxaasi laga maqlay xaafado badan oo kamid ah degmooyinka Hodan...

Gudoomiyihii Maxkamadda madaniga Gobalka Hiiraan oo iska calisay xilka iyo sababata. http://www.reegaay.com/wp-content/uploads/2023/07/codka-takoy.mp3   ...