Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Wasiirkii hore ee Amniga Maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan, Xildhibaan Senoter Fartaag iyo mas’uuliyiin kale ayaa kulan gaar ah ku yeeshay degmada Doolow ee Gobolka Gedo. Mas’uuliyiintaan oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa gobolka gedo ayaa kulankooda waxaa ay kaga hadleen xaaladda amni ee Gobolka Gedo iyo sidii loo bilaabi lahaa dagaalka ka...

Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa in la dilay Yuusuf Maxamad Jingaab. (Wasiir) oo ahaa Sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab, kaas oo dowladdu sheegtay in halis wayn uu ku ahaa badqabka Shacabka Soomaaliyeed. Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Yuusuf Jingaab uu ka mid ahaa xubnaha ugu...

Kuuriyada Waqooyi ayaa laba gantaal oo ballistic ah ku ridday dhanka badda meel ka baxsan xeebaha bari ee gacanka Kuuriya, sida ay sheegeen saraakiisha Kuuriyada Koonfureed iyo Japan. Madaxa isku dhafka shaqaalaha ee Kuuriyada Koonfureed ayaa sheegay in diyaaraduhu ay ka soo duuleen aagga waqooyi-galbeed ee Tongchang-ri subaxnimadii Axadda. Waxa ay sheegtay in gantaalada...

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte oo maanta fagaare kula hadlay boqolaal ciidanka dib u xoreynta deegaanka ah ee ka aas-aasan gobolka Hiiraan ayaa mar kale balan qaaday abaalmarin uu siinayo qofkii soo dila qof Shabaab ah. Balan-qaadkaan cusub ayaa quseeya xubnaha Shabaab ku jira, isagoo sheegay in qofkii Shabaab ah oo qof kale oo Shabaab ah soo dila uu siinayo 10...

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shacabka ugu baaqay in ay is-diiwaangeliyaan, isaga oo xisbiyada iyo ururrada ugu baaqay in ay soo bandhigaan aragtidooda iyo ololahooda marka ay doorashadu dhacayso. Biixi, ayaa shacabka ku booriyay inay ka qayb-qaataan diwaan-gelinta codbixiyayaasha ee bilaabmaysa 28-ka bishan, waxaanu si gaar ah baaq u diray qaar ka mid...

Wasiirkii hore ee amniga Jubbaland Cabdirishiid Janan oo gaaray gobolka Gedo ayaa sheegay in uu halkaasi u tagay in uu fuliyo baaqii madaxweyne Xasan Sheekh ee ahaa in lala dagaalamo Al-Shabaab, lana abaabulo shacabka. Janan ayaa gaaray magaalada Dooloow, wuxuuna qeyb ka ahaa wafti uu hoggaaminayay Senator Jeneraal Cabdullaahi Fartaag, kuwaas oo markiiba heshiis la gaaray...

Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka federaalka ee laga soo doortay degaanada maamulka Koonfur Galbeed ayaa walaac ka muujiyay xaaladda siyaasadeed ee maamulkaas kana digay muddo kordhin loo sameeyo madaxwene Laftagareen. War Wadajir ah oo ay soo saareen Xildhibaanada ayay ku sheegeen sida ay muhiim u tahay in aan wax muddo kordhin la sameyn. Xildhibaannada ayaa ugu...

Midowga Yurub ayaa ugu hanjabay milkiilaha Twitter-ka Elon Musk in lagu soo rogi doono cuna qabateyn, kadib markii dhowr wariye oo ka hadlay arrimaha shirkadda si lama filaan ah loogga xiray akoonadooda. Weriyeyaasha New York Times, CNN iyo Washington Post, ayaa kamid ahaa kuwa laga xiray akoonnada. Guddoomiyaha Midowga Yurub, Vera Jourova, ayaa sheegtay in sharciga cusub...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay Howlgal Ciidanka Xoogga Dalka, Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA, Ciidanka dadka deegaanka ah ee loo yaqaan Macawiisleyda iyo saaxiibada Caalamka ay ka sameeyeen Gobolka Shabeelaha Dhexe. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo warbaahinta la hadlay ayaa...

Waraabe ayaa Weerar ku qaaday gabar yar oo 5 Jir ah, isaga oo qaatay gebi ahaanba ilmaha yar isaga oo gaarsiiyey dhaawacyo madaxa u badan, balse dadka deegaanka iyo ehalada ilmaha oo ku naxay sida Waraabuhu u qaatay ilmaha yar ayaaa ka dhigay, dhacdadan oo kaa dhacday Degmada Macalin Haaruun ee Magaalada Hargeysa ayaa abuurtay welwel iyo cabsi ku aaddan duurjoogta oo...