Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullahi Seylici oo shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa ayaa ka hadlay khilaafka arrimaha xajka ee kala dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya. Madaxweyne ku xigeenka ayaa beeniyey in wasiirka diinta iyo awqaafta Soomaaliya ay ka wadahadleen arrimaha Xajka, isagoo qaran dumis ku tilmaamay dadka reer Somaliland ee Muqdisho...

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa shalay magacaabay agaasimayaal gaaraya illaa seddex iyo afar la-taliyayaal, sida lagu shaaciyey qoraal kasoo baxay xafiiskiisa oo lasoo gaarsiiyey Caasimada Online. Hoos ka aqriso xubnaha la magacaabay iyo taariikh nololeedka oo kooban: 1. Maxamed Abuukar Zubeyr – Xoghayaha Joogtada ah...

Nin hubeysan ayaa saddex qof ku dilay mid ka mid ah xarumaha ganacsiga ee ugu weyn dalka Denmark, halka kuwa kalena uu dhaawacay, kuwaasoo saddex ka mid ah ay aad u liitaan. Nin 22 jir ah ayaa la xiray oo lagu eedeeyay weerarka kaas oo argagax ku abuuray dadkii wax ka iibsanayay suuqa Field ee koonfurta magaalada Copenhagen. Taliyaha bilayska Soeren Thomassen ayaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay gaaray dalka Turkiga ayaa waxaa lagu wadaa in Maanta oo Isniin ah uu la kulmo dhiggiisa dalkaasi Turkiga Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo casuummad rasmi ah ka helay Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa wadahadalladooda xoogga ku saari doona adkeynta xiriirka...

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Maamulka Hir-Shabeelle ayaa howlgallo xoogan ka wada duleedka degmada Matabaan oo katirsan Gobolka Hiiraan. Howlgallada oo ay horkacayaan Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan & Saraakiisha guutada 5aad qeybta 27aad ayaa ka dambeeyay kadib markii Kolonyo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Gobolka lagu weeraray inta u...

Ciidamada Booliska Somaliland ee ku sugan Magaalada laas-caanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa bilaabay inay xir xiraan dadka ay u arkaan inay kasoo horjeedaan Maamulida Somaliland ee Magaaladaas. Saacadihii la soo dhaafay Ciidamada Somaliland ayaa xir xiray ilaa Saddex Dhalinyaro ah oo Magacyadooda lagu kala sheegay Sadaam Xuseen Ismaaciil, Cali Abshir Caayeeye iyo Maxamed...

Xaalad halis ah ayaa ka taagan xeebta degmada Xamar-jajab ee magaalada Muqdisho, kadib markii ay banaanka u soo baxeen xabaalaha Iskuul Boluusiya oo badda kaabiga ku haya. Hirka badda oo karkaarada soo dhaafay ayaa banaanka u soo saaray lafaha meydadkii ku aasnaa qabuuraha ku yaalla halka loo yaqaano iskuul Boluusiya ee degmada Xamar-jajab. Goobtaas ayaa caan ku ah fagaaraha...

Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa la siiyey fasax 15 maalmood ah, si acmaasha Xajka iyo munaasabadda ciidul Adxa ay u soo gutaan. Warqad uu soo saaray Xoghayaha golaha shacabka ayaa xildhibaanada lagu faray inay fasax yihiin 15-ka maalmood ee soo socota, iyadoo lagu wargeliyey in 16-ka bishaan ay ku soo laabtaan kulamada golaha. “Mudane...

Iyada oo xalay Isbitaal kuyaalla Magaalada Hargeysa ay ku geeriyootay fanaanadii weyneyd ee Hobolada Waaberi Khadro Daahir Cigge oo maalmihii la soo dhaafay xanuunsaneysay ayaa waxaa ka hadlay Madaxda Sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray...

Waxaa lagu wadaa in Maanta oo Axad ah ay dalka Turkiga u ambabaxaan wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo casuumaad ka helay Madaxda dalkaas.. Safarka oo Madaxweynaha ay ku wehlin doonaan Xubno Wasiiro ah ayaa la filayaa inay la kulmaan Madaxda Sare ee dowladda Turkiga, iyaga oo kala hadli doona arrimo ku...