Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax xalay ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho, kaas oo jugtiisa si xoogan looga maqlay halkaasi. Qaraxa oo ahaa bam-gacmeed ayaa ka dhacay xaafada Jabad Geele oo ka tirsan deegaankaaasi, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoonyahay. Wararka ayaa sheegaya in bamka lagu weeraray xarun ay shirkadda isgaarsiinta...

Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose ee Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Maxamed Ibraahim Barre ayaa sheega qaar ka mid ah degmooyin iyo deegaano ka tirsan gobolka uu saameen ku yeeshay Roobabkii ka da’ay guud ahaan dalka. Guddoomiye Barre ayaa sheegay deegaano hoos yimaada degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose u uku fatahay wabiga, halkaas oo ay ka dhasheen...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Maraykanka, Anthony Blinken ayaa ku baaqay dawlad ay Falastiiniyiintu leeyihiin oo ka talisa Daanta Galbeed iyo Marinka Gaza oo mideysan., ka dib marka dagaalka hadda socdaa uu dhamaado. Arrintan ayaa ah tallaabo ay Falastiin dawlad buuxda ku noqon karto. Aragtidan dawladda Maraykanka ayaa sii soofeynaysa farqiga u dhexeeya Maraykanaka iyo Israel...

Hay’adda isku xirka gagaarka Qaramada Midoobay ee OCHA ayaa shaacisay in lagu howlan yahay sidii loo daad gurayn lahaa illaa 2,400 oo qof oo ku go’doonsan fatahaada ka dhacday degmada Luuq ee gobolka Gedo. ⓘ Hay’adda OCHA oo ka jawaabaysay codsi uga yimid dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in doomo loo diray magaalada Luuq, si loogasoo daad gureeyo dadka...

Wararka ka imaanaya deegaanka Phillipi oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalada Cape Town ee dalkaasi Koonfur Afrika ayaa sheegaya in burcad hubeysan ay halkaasi ku dileen laba muwaadin oo Soomaali ah. Burcada hubeysan ayaa labada Muwaadin ee Soomaaliyeed oo ku dhex dilay goobtooda ganacsi oo ku taalay deegaanka Phillipi, waxaana la sheegay in dilka kadib ay dhaceen...

Warsaxafaadeed ka soo baxay hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka Sodma ayaa lagu sheegay khasaaraha ka dhashay Roobabii ka da’aday guud ahaan gobollada dalka, kuwaas oo sababay dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyadeed. Bayaanka ka soo baxay Hay’adda ayaa lagu sheegay in Roobabkii ka da’ay guud ahaan dalka, daadadkii ka dhashay ay sababeen dhimashada 29 qof,...

Ciidamada Sudan ee dagaalka kula jira ciidamada Rapid Support Forces (RSF) ayaa go’aansaday in ay fududeeyaan gaarsiinta gargaarka bini’aadantinimo iyo hirgelinta tillaabooyin lagu dhisayo kalsoonida, sida ay sheegeen dhexdhexaadiyeyaasha wadahadallada ee Jeddah ka socda. Labada dhinac, oo dagaalamayey tan iyo bishii April, ayaa horey ugu heshiiyey, taas oo markii...

Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wasaaradaha kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee dowladaha xubnaha ka ah dowladda federaalka ayaa shir wadatashi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho 6dii – 7dii Bisha November ee 2023 kaas oo ahaa Shirkii lagu dhisaayo Golaha Maamulka iyo Horumarinta Kalluumeysiga. Shirkaan waxaa...

Maxkamadda rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta billowday dhageysiga dacwadahii musuqa ee rafcaanka laga qaatay, kuwaas oo loo haysto saraakiil ka tirsan qaar ka mid ah Hay’adaha dowladda. Dacwadda ayaa loo heystaa eedeysanayaal ka tirsan Wasaaradda shaqaada iyo arrimaha bulshada, Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya, Bangiga dhexe iyo hay’adda socdaalka iyo...

Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Danjire Maxamed Axmed Nuur (Tarsan) ayaa soo gabagabeeyey safarkiisii shaqo ee Soomaaliya ku matalayey dalka Kenya, ka dib munaasabad sagootin loogu sameeyey dalka Kenya. Munaasabad sagootin ah ayaa loogu qabtay xarunta Wasaaradda ArrimahaDibadda ee Dalka Kenya Danjire Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo soo gabagabeeyay...