DEG DEG: Kheyre iyo xukuumaddiisa oo la riday

by admin | Saturday, Jul 25, 2020 | 408 views

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ku dhawaaqay in la riday Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Xukuumaddiisa.

Waxaa uu sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay dhacday.

Like it? Share it!

Leave A Response