DEG DEG:-Nabadoon Caan ah oo Kashifay Cida Ka Dambeysa Dagaalka Habargidir Iyo Xawaadle Kuna Hanjabay Hadii…

by admin | Wednesday, Jan 9, 2019 | 962 views

Naabdoon Dacar Xirsi oo ka mid ah nabadoonada ugu caansan gobolka hiiraan ayaa shaaciyay cida ka dambeysa dagaalada u dhaxeeya Habargidir Iyo Xawaadle.

Nabadoonka ayaa sheegay in dagaalka uu hurinaya General Tareedisho oo ka mid ah saraakiisha ciidamada dowlada somaliya.

Nabadoonka ayaa sheegay hadii dowlada aysan arimahaasi shaqo ku laheyn iney wax ka qabtaan generaalka hurinaya dagaalka labada beelood ee walalaha ah sida waxaa yiri  Nabadoon Dacar Xirsi Nuur

Like it? Share it!

Leave A Response