gudiga gurmad fatahaada magaalada baladweyne oo lagu edeeyay calaad daro.

by admin | Wednesday, Aug 12, 2020 | 411 views

qaar ka mid ah bulshada kunol magaalada baladweyne ayaa waxay edeyn u jeediyeen gudiga  ka hortaga fatahaada magaalada baladweyne  waxaan ay sheegen   in gudigaas  ay aysan u qabanin sidii larabay in ay ugu xeraan meelaha uu wabiga shabeele uu kasameeyo fatahaada magaalada baladweyne.

Like it? Share it!

Leave A Response