Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqay liiskii harsanaa ee Aqalka Sare{AKHRISO}

by admin | Saturday, Aug 14, 2021 | 247 views

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa soo saaray liiska Saddexdii xubnood ee ka dhimmaanaa kuraasta Aqalka Sare ee Soomaaliya.
Doorashadooda ayaa lagu waddaa in ay dhacdo maalmaha soo socda.

Xasan Xuseen Xaaji waa Wasiirka Gaashandhiga Xukuumada Federalka Soomaliya, horeyna usoo noqday Wasiirka Cadaaladda.
Cabdiraxman Maxamed Cabdullahi
Waxay u badan tahay in uu soo bixi doono Xasan Xuseen Xaaji
Kursiga 2aad :
– Cali Sheikh Maxamud Gacal
– Cabdiqadir Cabdi Axmed
Kursiga 3aad :
Cabdiweli Maxamed Ibrahim Xaabsade oo la dhashay Wasiirada Haweenka Xukuumada Federalka Soomaliya Xaniifa Maxamed Ibrahim Xaabsade.
– Cabdullahi Robow Maxamed

Like it? Share it!

Leave A Response