Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho rasmi ah ku tagay dalka Qatar

by admin | Tuesday, May 16, 2023 | 113 views

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho rasmi ah ku tagay dalka Qatar, sannad kadib doorashadiisa. Madaxweynaha waxaa soo dhaweeyey wasiirka arrimaha dibadda Qatar.

Madaxweynaha iyo amiirka qatar ayaa la filayaa inay ka wada hadli doonaan xoojinta xiriirka labada dal iyo arrimo kale.

dowladda Qatar ayaa ahayd dowladdi ugu dhaweed ee xiriirka la lahayd diwladdi hore ee uu hoggaaminayey Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Like it? Share it!

Leave A Response