Puntland oo xirtay dhammaan Xuduudaha ay la wadaagto Somaliland iyo Dowlad Degaanka Soomaalida

by admin | Friday, Mar 27, 2020 | 484 views

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland, ayaa shaacisay In laga bilaabo lixda Makhribnimo ee Sabtida berriya oo ku beegan 28-Maarso 2020, in ay xiran yihiin dhammaan Xuduudaha Puntland la wadaagto Somaliland iyo Dowlad Degaanka Soomaalida DDS.

Like it? Share it!

Leave A Response