Xog ka cusub Sababta ka danbeysa in Aqalka Sare uu xiriirka u jaro Golaha shacabka

by admin | Friday, Jan 4, 2019 | 698 views

Xili shalay Golaha Aqalka sare ay shaaciyeen inay xiriirka u jareen Golaha aqalka hoose ee barlamaanka Somalia ayaa waxa soo baxaya faah faahino ku adan sababta arinkaan keentay.

saxafadeed kasoo baxay guddiga joogtada ah ee aqalka Sare ee Soomaliya ayaa lagu sheegay in aqalka sare ay xariirka u jareyn golaha shacabka Soomaaliya taasi oo qeyb ka noqoneysa walaaca siyaasadeed ee ka jira dalka.

Aqalka sare ayaa sheegay latashiyo badan oo ay sameeyeen kadib inay go’aankaan qaateen iyagoo sida ay yiraadeen og saameynta siyaasadeed ee ka dhala karta.

Xildhibaan Nadiir oo ka tirsan aqalka sare ayaa xog dheeraada ka bixiyay sababka ay xiriirka ugu jareen aqalka hoose isagoo soo qaaday qodobo dhowra oo soo dedejiyay go’aankaan

Like it? Share it!

Leave A Response