Daawo: Qaabkii Ay Xiddigaha & Tababaraha Real Madrid Uga Fal Celiyeen Goolkii Wakhtiga Dambe Ee Laga Dhaliyay

by admin | Sunday, Oct 7, 2018 | 1130 views

Kooxda Real Madrid ayaa la kulantay guuldaro wakhti dambe ah kulankii ay xalay la ciyaaraysay kooxda Alaves kana tirsanaa horyaalka La Liga todobaadkiisii 8-aad.

Real ayaa ahayd kooxda awooda badan kulanka laakiin ku dhibaatooday in ay gaadhaan shabaqa Alaves maadama ay kooxda Martida loo ahaa si xoogan u difaacanaysay.

Alaves ayaa daqiiqadii ugu dambaysay dhalisay goolka guusha taas oo ay si niyad jab

Like it? Share it!

Leave A Response