Wararka naga soo garaya magalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan aya sheegaya in ay jirto xiisad u dhexaysa wariyasha ka howgala magalada baladweyne iyo maamulka gobolka hiiran .
Xiisadaan ayaa timid ka dib markii ay warbixino ka diyaariyen wariyasha gdib u soo laabashada ciidamada dowlada soomaaliya iyo kuwa amisom oo dhawaan ka baxay magalada baladweyne si ay u furan wadooyinka go’doonsan ee u dheeya degmada buula barde iyo magaalada baladweyne.
Saraakiil ka tirsan kuwa hor kacayay howgalkaas oo dib ugu laabataya magaalada baladweyne ayaa sheegay in leysku qabsaday cida wax laga weydiinayo howlgal ka dibne ay is qilaafeen saraakiisha amisom iyo maamulka gobolka ayna dib u soo laabteen.
Dhawaan filo warbixino kale