Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Xasan Macalin Maxamuud ayaa xilal u kala wareejiyay kusimihii ciidanka Asluubta Soomaaliyeed General Cabdikarim Cali Afrax iyo taliyaha cusub ee dhawaan looso magacabaay ciidaankaasi General Mahad Cabdiraxmaan Aadan. Wasiirka Xasan Macalin ayaa bogaadiyay kusimihii taliyaha ciidanka Asluubta General Cabdikarim Cali Afrax...

Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay, Anita Kiki Gbeho ayaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxaa ay  kula kulantay Wasiirka Arrimaha Dibadda Finland Pekka Haavisto Labada dhinac ayaa waxaa ay ka wada hadleen howlaha hortabinta u leh Soomaaliya iyo muhiimadda ay leedahay taageerada gobolka iyo tan caalamiga ah intaba. Sidoo kale waxa ay ka wada...

Dowladda Iiraan ayaa billowday inay kaamiro dhigto meelaha ay bulshadu isugu timaaddo si loo ogaado haweenka aan xijaabneyn, sida u uku dhawaaqay booliiska. Haweenka lagu arko inaysan xiran xijaabka ayaa loo diri doonaa “farriimo digniin ah”, ayuu yiri booliiska. Tan ayaa gacan ka geysan doonta inay ka hortagto “diidmada ka dhanka ah sharciga xijaabka”, ayuu booliiska...

Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa waxaa soo food saartay cabsi hor leh oo laga qabo in ay dib ugu dhacaan halbeegyada ay beesha caalamku dib u cusboonaysiisay joogitaankooda Soomaaliya. Todobaadkan, Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa sheegay in howlgalka ATMIS uu kaalin weyn ka qaatay weerarrada ka dhanka ah Al-Shabaab, haddana ay jiraan...

Qoysaska barakacayaasha ah ee ku  jira Kaamamka ku yaala Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waaxaa la soo darastay  cabsi la xiriirta Fatahaada webiga shabeelle uu ka geysanayo xaafadaha magaaladaas. Webiga shabeelle ee dhex mara Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa soo buux dhaafiyay karkaarada waxana uu bilaabay in uu ku fataho qaybo...

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dagaal Ciidamada Dowladda Itoobiya iyo Xubno ka tirsan ururka Al-Shabaab ku dhexmaray degmada Diinsoor ee Gobolka Baay, kaas oo geystay khasaaro kala duwan. Dagaalka ayaa yimid kadib markii sida la sheegay Xubno katirsan Al-Shabaab ay weerareen Saldhiga Ciidamada Itoobiya ee degmada Diinsoor, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal xooganaa...

Dowladda Canada ayaa ku dhawaaqday qorshe ay ku gacan qabaneyso Dadka ay ku adkaatay maareynta nolosha guryahooda kaddib markii sare u kac ku yimid qiimaha lagu kireynayo guryaha iyo xaalado kale oo adag. Dhibaatooyinka heysta Dadkaan oo dalal kala duwan kasoo jeeda balse heysta sharciga Canada waxa ay kusoo billaabatay kaddib markii uu saameyn taban ku reebay xannuunka...

Shiinaha ayaa hareeraha Taiwan ka billaabay saddex maalmood oo dhoollatur militari ah Sabtidii, si ay u muujiyaan carada ay ka qaadeen kulanka madaxweynaha Taiwan Tsai Ing-wen ay la yeelatay afhayeenka Aqalka Wakiilada Mareykanka, iyadoo wasaaradda difaaca ee Taiwan ay sheegtay inay si deggan uga jawaabi doonto. Dhoolatuskan oo lagu dhawaaqay maalin kadib markii Tsai ay...

Colaadda Laascaanood ka bilaabantay bishii Febraayo 6-deedii ee sannadkan 2023 ilaa haddana socotaa, xal in loo helo daayoo, xataa waan-waan baan muuqan. Alloow noo naga soo qabooji.  Haddaba sida uu sheegay safiirka Maraykanka ee Soomaaliya, md Biixi keliya ayaa awoodeeda leh inuu soo af-jaro colaaddaas. Sidoo kalena isaga ayey ku xidhan yahay inuu sii wadista colaadda...

Wajiga labaad ee howlglada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ayaa si rasmi ah uga biloowday deegaano ku yaala koonfurta magaalaada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo ku teedsan hareeraha Wabiga Shabeelle. Howlgalada ka bilaawday Koonfurta Baledweyne gaar ahaan deegaaanada dhaca hareeraha Wabiga Shabeelle waxaa iska kaashanaya ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka...