Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

La-taliyaha dhanka Sharciga ee Madaxweynaha Soomaaliya, Sharci-yaqaan Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa shaaciyay in aysan jirin siyaasad qaran oo dowladda federaalka ay ka dajisay hanaanka loo wajahayo wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland. La-taliye Ibraahim oo wareysi gaar ah siiyay Dalsan Tv ayaa waxa uu sheegay in arrintaan ay sii fogeynayso wada-hadal mira-dhala ah...

Waxaa aad loola socdaa tijaabada lagu sameynayo biyo-xireenka cusub ee laga hirgeliyay Magaalada Baladweyne xarunta Gobolka Hiiraan si looga hortago fatahaadda joogtada ah ee barakicisay kumanaanka qoys ee Magaaladaas ku sugan. Qaar kamid ah xubnaha Guddiyada Xaafadaha Magaalada Baladweyne ayaa sheegay in muddo 9 cisho oo tijaabo ah uu biya-xireenku maray iyada oo aanay...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay madaxtooyada Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey António Guterres oo booqasho rasmi ah maanta ku tagay magaalada Muqdisho. Warsaxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada, ayaa lagu sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xoghaye António Guterres ay ka wada hadleen qorsheyaasha mudnaanta u leh dowladda Soomaaliya,...

Golaha Wasiirada ee Xukuumadda dowlad degaanka Somaalida oo shir isugu yimid ayaa meel mariyay go’aankii ay soo jeedisay dowladda dhexe ee Itoobiya ee ahaa in la kala dirayo Ciidamada booliska gaarka ah ee ay leeyihiin degaannada dalka Itoobiya. Warkan oo lagu daabacay bogga Twitter-ka ee Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa sidoo kale lagu...

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa booqasho ku tagay magaalada Baydhabo oo xarun KMG u ah Koofur Galbeed. Wafdiga Xoghaya Guud waxaa garoonka diyaaradaha Baydhabo ku soo dhoweeyay ku-simaha Madaxweynaha ahna Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka Marwo Shamso Maxamed Yarow, Wasiirka Gargaarka, Wasiirka Dekadaha, Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Gudoomiyaha...

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho, waxaana Garoona diyaaradaha Aadan-Cadde ku soo dhoweeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Madax kale. Antonio Guterres ayaa la filayaa in inta uu ku sugan yahay Magaalada Muqdisho uu kulamo kala duwan la qaato madaxda ugu sareeysa dalka, isaga oo kala...

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa kusoo noq-noqday hoobiyayaal laga soo tuuro qeybo magaalada kamid ah, kuwaasi oo lagu tuuro xarumo dowladeed iyo goobo dad shacab ah degan yihiin. Xalay ayaa ugu dambeysay tiro hoobiyayaal ah ayaa la sheegay inay ku dhaceen guriga mid kamid ah xubnaha Golaha Wasiirada ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, halkaas oo...

Ruushka iyo Ukraine ayaa isweydaarsaday in ka badan 200 oo maxaabiis dagaal ah, sida laga soo xigtay masuuliyiin ka kala tirsan labada dhinac. Wasiirka difaaca ee Ruushka ayaa sheegay in Ukraine ay sii daysay 106 askari oo ka tirsan ciidamada Ruushka, halka agaasimaha xafiiska madaxweynaha Ukraine uu sheegay in Ruushkuna sii daayey 100 maxbuus oo ay hayeen. Labada dhinac...

Waxaa Maanta xiran inta badan waddooynka waaweyn ee Caasimadda Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay inay Maanta Muqdisho ku soo wajahan yahay wafdi Heer Caalami ah oo ka socda Caalamka. Wararka aan helnay ayaa sheegaya in Muqdisho uu kusoo wajahan yahay wafdi uu hoggaaminayo Xoghayaha guud ee Qaramada midoobey Antonio Guterrs, waxaana dhammaan xiran laga...

Kusimaha Madaxweynaha Hirshabelle ahna Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Maamulkaas Mahad Xasan Cismaan ayaa kulan laqaatay Maamulka Gobalka Shabellada Dhexe kan degmada Jowhar Xubno katursan labada gole ee Hirshabelle iyo Saraakiil katirsan  ciidamaada Hirshabelle Kusimaha Madaxweynaha ayaa warbixin ku saabsan Amniga iyo Fatahaadaha ka dhageystay Gudoomiyaha...