Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Kooxo burcad Koonfur Afrikan ah ayaa meelo kamid ah dalkaas waxaa ay siyaabo kala duwan weerar dil iyo dhaawac ugu geysteen dhalinyaro Soomaali ah, kuwaas oo kamid ahaa dadka ku Ganacsada Gudaha dalkaas. Weerarka Koowaad ayaa waxaa uu ka dhacay Magaalada Queenstown oo dhacda Gobalka Eastern Cape, waxaana Kooxaha Burcadda ah ay dileen, iyaga oo Gacmaha ka xir xiray muwaadin...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Kenya William Samoei Ruto ayaa Madaxtooyada dalkaas ku yeeshay kulan miro dhal ah oo ku saabsan xoojinta xiriirka labada dal iyo mustaqbalka iskaashiga labada shacab ee dariska ah. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ugu hambalyeeyey Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya William Ruto munaasabadda...

Saraakiil katirsan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, qaar kamid ah maamulada degaannada Galmudug iyo dadka degaanka oo is abaabulay ayaa degaano katirsan gobolka Galgaduud ka bilaabay dhaq dhaqaaqyo iyo howlgallo ka dhan ah ururka Al-Shabaab. Degaanka Cadakibir oo u dhow degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa gaaray Saraakiil katirsan ciidamada Millateriga Soomaaliya...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Biixi Iimaan Cige ayaa maanta xafiiska ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayay Agaasimaha Bariga iyo Geeska Afrika ee Hay’adda Socdaalka Adduunka ee (IOM), Maxamed Abdikheyr. Wasiirka iyo wafdiga ayaa wada-hadal ay yeesheen, waxaa diirrada lagu saaray xal u helida caqabadaha shaqo iyo socdaal...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Biixi Iimaan Cige ayaa maanta xafiiska ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayay Agaasimaha Bariga iyo Geeska Afrika ee Hay’adda Socdaalka Adduunka ee (IOM),  Maxamed Abdikheyr. Wasiirka iyo wafdiga ayaa wada-hadal ay yeesheen, waxaa diirrada lagu saaray xal u helida caqabadaha shaqo iyo...

Iran ayaa muujisay inay diyaar u tahay inay la shaqayso hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan korjoogtaynta arrimaha Nukliyeerka ee loosoo gaabiyo IAEA, iyada oo sheegtay inuu dalkeeda saaran yahay waajibaadyo laga rabo, si taas la mid ahna ay u leeyihiin xuquuq. Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha debedda ee Iran oo lagu magcaabo Naasir Kanaani ayaa u sheegay warbaahinta...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb galaya caleema-saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Mudane William Ruto, iyaga oo xalay gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalkaas. Madaxweynaha oo ka mid ah hoggaamiyeyaasha dalalka gobolka iyo caalamka ee ka qeyb-galaya caleema-saarka Madaxweyne William...

Ciidanka kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab ayaa  howlgallo qorsheysan ka sameeyay degaano ka tirsan gobolada Shabeellaha Hoose & Hiiraan ee Maamulada Hir-Shabeelle iyo Koonfur Galbeed. Howlgalka Koowaad oo ujeedkiisu ahaa ka hortaga weerarada Al-Shabaab ayaa Ciidanka Guutada 16-aad ee Kumaandooska DANAB ka sameeyeen degaanada kala ah Maracadde, Ceelsaliini,...

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in rasaas ay fureen Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB xilli ay marayeen duledka Magaalada Gaalkacyo ay ku dhinteen dad rayid ah kuwo kalena ay ku dhaawacmeen. Falkaan ayaa waxaa uu ka dhacay wadada xiriirsa Magaalada Gaalkacyo iyo degaanka Dagaari, waxaana...

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan  Cali Jeeyte Cismaan oo aay wehliyaan Taliyaha Guutada 5-aad Qeybta 27-aad ee Ciidanka xooga Dalka soomaaliyeed iyo xildhibaanCabduqaadir Abwbakar dhagaweyne oo ka tirsan Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Hirshabelle iyo masuuliyiin kale ayaa gaaray Deeganka GOOBO ee Degmada Maxaas ee Gobalka Hiiraan. Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan iyo saraakiisha...