Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Federaalka iyo Dib U Heshisiinta Soomaaliya ayaa Baaq Nabadeed u dirtay Beelaha ku dagaalamaya qaybo ka mid ah deegaannada hoos yimaada degmooyinka Raagaceele iyo degmada Cadale ee gobolka Shabeelada dhaxe ee Dowlad Goboleedka Hirshabeele. Sidoo kale waxaa ay Wasaaraddu ugu baaqday Odayaasha Dhaqanka, iyo Waxgaradka deegaanka inay ka shaqeeyaan...

Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan la qaatay Ku xigeenka Agaasimaha Guud ee Haya’adda Socdaalka Aduunka ee (IOM) Amy Pope. Kulanka oo ay sidoo kale qayb ka ahaayeen, xubno ka tirsan IOM, sida Kristin Dadey, Maxamed Cabdikhayr, Saciid Sheekh Cabdi iyo Frantz Celestin, ayaa looga...

Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka furmo shirka madasha wadatashiga Qaran oo socon doono muddo laba cisho ah, waxaana guddoomin doono Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, iyada oo ay qeyb ka yihiin Madaxda dowlad Goboleedyada. Shalay waxaa Magaalada Muqdisho soo gaaray Madaxweynayaasha Maamulada, Galmudug, Hir-Shabeelle, Jubbaland...

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa booqasho ku tegey dalka Pakistan, si uu garab istaag ugu muujiyo dalka Pakistan ee la baaxaa degaya, dhibaatada ka soo gaadhay daadad ku fatahay dalkaas, kuwaas oo khasaare ba’an u geystay. Antonio Guterres ayaa sheegay ‘in ka dib markii ay aadanuhu u nixi waayeen deegaanka, inay taasi keentay masiibooyinkan...

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. masuuliyiin ka tirsan goleyaasha dowladda federaalka ayaa ku soo dhaweeyey garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho.     Waxaa uu ka qeyb gali doonnaa Shirka Madaxda maamul goboleedyada oo Muqdisho ka furmaya. Shirkaan ayaa diirada lagu saari doonnaa Arrimaha Maaliyada...

Golaha deegaanka cusub ee magaalada Xudur ayaa maanta doortay guddoon cusub ka dib kulan ay ku yeesheen magaalada Xudur. Gudoomiyaha cusub ee Degmada Xudur ee xarunta Gobalka Bakool ayaa loo doortay Cumar Abdullahi Mohamud. Golaha Deeganka ee Degmada Xudur oo ka kooban 27 ayaa 17 xubnood waxay u codeeyeen Gudoomiye Cumar halka Gudoomiyihii hore Mohamed Macalin uu helay...

Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud ayaa ugu baaqay dalalka islaamka qorshe midaysan oo lagu wajaho khatarta xagjirnimada iyo waxa loogu yeero argagixisada. Wasiirka oo khudbad ka jeediyay shirka Wasiirrada dhalinyarada iyo ciyaaraha ee dalalka islaamka ayaa caddeeyay in halista ugu badan argagixisadu ku hayso dalalka...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiiradda oo looga hadlay xoojinta qorshayaasha sugidda amniga, dar-dar galinta Gurmadka Abaaraha iyo barnaamijka geedi socodka deyn cafinta Soomaaliya. Shirka oo warbixinno looga dhagaystay wasiiradda Amniga, Arrimaha gudaha iyo Maaliyadda...

Ciidanka Hay’ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ay Howgal ka sameeyeen xaafadaha iyo waddooyinka Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Ciidanka ayaa howlgalka ku baarayey  dadka iyo gawaarida isticmaala wadooyinka Waaweyn iyo Xaafadaha Magaalada Baydhabo, kadib falal Amni darro oo ka dhacay Magaalada Baydhabo. Saraakiisha...

Ergeyga gaarka ah ee Qaramada u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Amb, James Swan  ayaa  ku booriyay dowladda federaalka iyo maamul-goboleedyada akjira dalka in ay iska kaashadaan la-dagaalanka Al-Shabaab iyo wax ka qabashada dhibaatada bini’aadantinimo. “Si fursadan looga faa’iideysto, mas’uuliyiinta federaalka iyo kuwa maamul-goboleedyada waa in ay si dhow isula...