Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Isagoo aaladda fogaan-aragga uga qeyb galayay shir heer sare ah oo looga hadlayay abaaraha Geeska Afrika oo ka dhacay magaalada Geneva, ayuu Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay James Swan waxa uu rajo ka muujiyay in xoogga la saarayo sida ay muhiimka u tahay taageerada deeq-bixiyayaasha caalamiga ah ee looga hortagayo macluusha iyo caawinta malaayiinta ay abaaraha Soomaaliya...

Wasiirka Wasaaradda  Amniga Gudaha Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa soo saaray Wareegyo uu sheegay in uu Shaqada kaga joojiyay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar. Wareegtada ayaa Wasiirka waxaa uu sheegay in markuu garowsaday khatarta iyo xasilooni-darada dalku ku sugan yahay ee abuurtay hubanti la’aanta dhamaystirka doorashooyinka...

Xubnaha Guddiga doorashada Guddoonka Golaha Shacabka ayaa siyaabo iska soo horjeeda uga kala hadlay in doorashada Maanta ka dhaceyso Teendhada Afisiyooni ay ka qeyb galayaan Xildhibaannada lagu doortay Gobolka Gedo, kuwaas oo khilaaf xooga  ka dhex-dhaliyay Madaxweynaha & Ra’iisul Wasaaraha. lix xubnood oo kamid ah Guddiga ayaa iyaga oo Warbaahinta la hadlay waxaa...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Geneva kula kulmay u qeybsanaha Midowga Yurub ee arrimaha bani’aadminimada Predrag Avramovic. Labada mas’uul ayaa waxaa ay ka wada hadleen taageerada Midowga Yurub iyo kaalintooda ku aaddan gurmadka dadka soomaaliyeed ee abaartu saameysay. Midowga Yurub ayaa xaqiijiyay in ay ka go’an tahay in ay...

Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho waxaa Maanta lagu qabtay doorashada guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare iyo labadiisa kuxigeen, iyada oo ay ku tarmaeen ilaa Saddex Mushrax. 54 Mudane ee uu ka kooban yahay Aqalka Sare ayaa Goobta doorashada ku sugnaa , waxaana doorashada Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ku tartamay Cabdi Xaashi Cabdillaahi, Saalax Axmed Jaamac...

Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho ayay ka bilaabatay doorashada Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare iyo labadiisa kuxigeen, iyada oo ku ntartamayaan ilaa 12 Musharrax. Goobta doorashada waxaa ku sugan Xildhibaannada Aqalka Sare, Musharrixiinta, Xildhibaano korjoogto ka ah doorashada, kuwaas oo ka socda Golaha Shacabka iyo marti sharaf kale, waxaana codeynta...

Saacadaha soo socda ee Maanta ah ayaa waxaa lagu wadaa in Madaxweyne kxuigeenka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha uu ku wajahan yahay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug. Safarkaan ayaa kusoo aadaya xilli uu sii xoogeysatay khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha Puntland & kuxigeenkiisa, kaas oo salka ku haaya arrimaha awooda Maamulka. Wararka aan...

Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa sheegay in hubka reer galbeedka ee la geynayo Ukraine ay ka dhigan tahay in xulafada Nato ay “dagaal kula jiraan Ruushka” isaga oo ka digay inay arrintaasi ay horseedi karto khatarta dagaal ballaaran oo gobolka ka dhaca. Wareysi la sii daayay Isniintii, ayuu ku yiri: “Hubkani wuxuu noqon doonaa bartilmaameed...

Waxaa socda diyaargaroowgii ugu dambeeyay ee qabashada doorashada guddoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya oo maanta lagu wado inay ka dhacdo Muqdisho. Ciidamada kala duwan ee Qaranka ayaa adkeeyay ammaanka waddooyinka gala xerada Afisyoone halkaas oo la filayo in lagu doorto guddoomiyaha golaha Aqlka sare ee dalka. Guddiga doorashooyinka ayaa horay u shaaciyay in maanta...

Maxkamadda Darajada 1aad ee Gobolka Nugaal Puntland ayaa xukun ku riday Dhalinyaro Dadka ku dhici Jiray Mindiyo Magaalada Garoowe iyo kuwo ka Ganacsan jiray Maandooriyaha Xashiishka oo Ciidamada Boolisku howlgallo ku soo qabteen. Ciidamada Booliska oo ku guda jira howlgaladooda ayaa dhawaan Dhalinyaradan gacanta ku soo dhigay, iyaga oo dhac geysanayay, waxaana  Maxkamadda...