Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Dibad-bax lagu taageerayey madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa isku rogay isku dhex dhex maray kooxda midigta fog ee xagjirka ah ee Proud Boys, iyo tan bidixda fog ee xagjirka ah ee Antifa. Kumannaan kamid ah taageerayaasha madaxeyne Donald Trump ayaa Sabtidi shalay isugu soo baxay dhowr magaalo oo ay ku jirto caasimadda Washington D.C, si ay taageero ugu muujiyaan...

Barqanimadii Maanta ayaa qarax geystay khasaaro kala duwan waxaa uu ka dhacay banaanka hore ee Xarunta dowladda Hoose ee Gaalkacyo ee maamulka Galmudug oo ku taalla Koonfurta Magaalada Gaalkacyo. Qaraxa oo ahaa miino la geliyay fuusto qashin ah oo taallay banaanka hore ee xarunta dowladda Hoose ee Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa  ka dhashay khasaaro kala duwan, iyada oo...

Dagaalyahano la rumeysan  inay ka tirsan Al-shabaab ayaa waxaa la sheegay in saacadihii lasoo dhaafay ka gudbeen xuduudka u dhexeeyay Soomaaliya iyo Kenya, isla markaana gudaha u galay dalkaas. Qoraal kasoo baxay Taliska Booliska dowladda Kenya ayaa waxaa lagu sheegay in rag ka tirsan Al-shabaab ay gudaha u galeen dalkaas, kuwaasi oo ay sheegeen inay doonayaan in weeraro...

Taliyaha Ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ahna Guddoomiyaha guddiga amniga doorashooyinka qaranka ayaa  magaalada Muqdisho ka furay shirka guddiga amniga doorashooyinka qaranka ee 2020/2021,kaasi oo ka socda xarunta Xalane ee garoonka Aadan Cadde. Shirkaan oo looga hadlayo arrimaha doorashooyinka qaranka ayaa  waxaa ka qeyb-galaya,...

Ciidamada badda Puntland qeybtooda la dagaalanka argigixisada ayaa dib ula wareegay degaano kuyaala gobolka Sanaag oo ay maalmo ka hor  ay qabsadeen dagaalamayaal kooxda Al-shabaab. Bayaanka kooban oo kasoo baxay ciidanka ayaa lagu sheegay in ciiddamadu hawlagallo qorshaysan ka sameeyeen buuralayda Calmadow, iyagoo tagay deegaanada Xidid iyo Milxo oo ay Al-shabaab dhaqdhaqaaqyo...

Waxa lagu baahiyey faafinta rasmiga ah ee Ruushka maalintii Salaasadii ee 9 Diisember, qoraalka heshii ay gaadheen Ruushka iyo Sudan oo ku saabsan saldhig milatari oo ciidamada badda ee Ruushku ka samaysanaan xeebta badda Cas, kaas oo u jeedadiisu tahay “adkaynt nabadda iyo nabadgelyada gobolka” laakiin aanay ahayn in lagu beegsado dhinacyo kale sida lagu sheegay hor...

Boqolaal qof  oo ka careysan go’aankii Maalin ka hor ka soo baxay Golaha sare ee Federaalka Switzerland oo ahaa in la xiro  Maqaayadaha iyo Baararka wixii ka bilow 07.00 Fiidnimo ayaa  isugu soo baxay Guriga Dowlada ee Magaalada Bern. Dadka Dibadbaxa dhigay ayaa u badnaa Milkiilayaasha iyo Shaqaalaha Maqaayadaha iyo Baararka waxeyna codsanayaan in la qaado xanibaada...

Qaraxa oo jugtiisa inta badan laga maqlay xaafadaha Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay banaanka hore ee Xarunta dowlada hoose ee ee Gaalkacyo  ee Galmudug. Qaraxa ayaa waxaa goobjoogayaal ay sheegeen in uu ahaa Miino la geliyay fuusto qashin ah oo taallay banaanka hore Xarunta dowlada hoose, waxaana inta la xaqiijiyay ku dhaawacantay Afar...

Waxaa hubaala in qof kasta oo ku nool dunida guudkeeda ay soo food saarayso dhibaatooyin ama caqabaad ka hor istaaga inuu gaadho hadafkiisa ama ujeedadiisa, aalaabana waxay mashaakilaadku ka hor yimaadaan dadka leh ahdaafta kuna mashquulsan sidii ay u xaqiijin lahaayeen ugana midha dhalin lahaayeen himilooyinkooda. Waxaan odhan karnaa qof aan hadaf lahayn waxaa Mushkilo...

Warar lagu kalsoonaan karo oo aan ka helay Ilo wareedyo muhiim ah ayaa sheegaya in todobaadkii hore magaalada Qaahira ee dalka Masar uu safar ku tagay Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Xasan Khaliif, kaasoo farriin gaar ah ka siday Madaxweyne Farmaajo. Ilo wareedyada ayaa sheegaya farriinta uu siday Xasan Khaliif ay isugu jirtay arrimo dhowr ah, waxaana ka mid ahaa arrinta...