Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Xubno ka tirsan Ururka  Al-Shabaab ayaa waxaa ay weerar ku bilaawday qaraxyo ku qaadeen  Saldhigyo Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ku leeyihiin degaanka Bacaadweyne ee Koonfurta Gobolka Mudug. Wararka la helay ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaal culus oo saaka Waaberigii soo gaaray uu ka dhacay degaanka Bacaadweyne, kaas oo u dhaxeeyay Ciidamada qeybta 21aad...

Xildhibaan Mahad Salaad ayaa ka hadlay go’aankii ay dowladda Soomaaliya shalay ku ceyrisay safiirkii Kenya ee Soomaaliya Lucas Tumbo, uguna yeeratay midkeeda Nairobi Maxamuud Tarsan. “Waxan maqli jiray “Habar dhali waysay aleelo ku waalatay”. Inta aan ognahay Kenya waxba kama halleyn Soomaaliya, marka laga reebo in ay ka diiday Farmaajo in ay u soo afduubaan Madaxweyne...

Dowladda Kenya ayaa si kooban waxaa ay uga hadashay Go’aankii xalay dowladda Soomaaliya ay dalka uga saartay Safiirkii Kenya ee Soomaaliya Lucas Tumbo,isla markaana ay ugu yeertay Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan. Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya Macharia Kamau ayaa sheegay inay Kenya ka xun tahay Go’aanka...

Rag hubeysan ayaa xalay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa ay ku dileen Nabadoon Caan ka ahaa degaannada Maamulka Hir-Shabeelle, iyaga oo dilka, kaddib goobta ka baxsaday Nabadoonka oo lagu Magacaabi jiray Xasan Ibraahim Nuur (Xasan Tiyeegoow) ayaa xilliga la dilayay waxaa uu ku sugnaa xaafadda Howlwadaag ee magaalada Baledweyne, waxana dilay rag ku...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wadatashi ugu yeertay Safiirkeeda u qaabilsan Kenya Amb, Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, halka  Safiirka Kenya uga wakiilka ah Soomaaliya ku wargelisay in dalkiisa wadatashi ugu laabto Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu faah faahiyay sababaha keenay tallaabada ay qaaday Dowladda Soomaaliya. Hoos...

Dhaxal Sugaha Sacuudiga Mohamed bin Salman ayaa la sugaya inta uu maamulka Joe Biden xilka kala wareego kan Trump, si uu xiriir rasmi ah ula yeesho Israel, waxaa sidaas weriyey Reuters iyo Wall Street Journal. “Caadiyeynta xiriirka waa soo jiidasho diiradda Biden looga weecinayo arrimaha kale ee Sacuudiga, gaar ahaan xuquuqda aadanaha,” waxaa sidaas yiri diblomaasi...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faallo ku qoray Majaladda Foreign Affairs oo falanqeysa siyaasadda arrimaha dibadda ee Mareykanka. Faallada uu Xasan Sheekh ku qorqy Majaladda Foreign Affairs ayaa cinwaankeedu ahaa: Soomaaliya waa inay cagaheeda ku istaagto ka hor inta aysan is barbar taagin dalalka kale ee Geeska Afrika Bishii Maarso 1977,...

Iyada oo weli aan la guda gelin doorashooyinka Soomaaliya welina uu jiro muranka la xiriira guddiga doorashooyinka ayaa waxaa xukuumadda Soomaaliya ay ku eedeysay dowlad Goboleedyada dib u dhaca doorasooyinka dalka. Wasiirka Warfaafinta dowladda  Soomaaliya Cismaan Dubbe ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay weli ka la’dahay qar kamid ah dowlad goboleedyada inay soo...

Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal, sidoo kalena ah Caasimadda Maamulka Puntland waxaa Maanga gaaray wafdi ka socda Xubnaha Beesha Caalamka ee tagerada siiya Soomaaliya. Wafdiga oo ay kamid yihiin, Qaramada Midoobey, Midowga Europe , Midowga Africa iyo IGAD ayaa waxaa ay Xarunta Madaxtooyada kulan kula leeyihiin Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni. Wafdiga...

Wasiirka Amniga Maamulka Jubbaland Cadirashiid Xasan Cabdi Nuur Janan ayaa ka sheekeeyey wada-hadallo gooni gooni ah oo uu la yeeshay  Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo & Taliyaha Nabadsugida Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. Wasiir Janan oo weli baxsad ka ah dowladda Madaxweyne Farmaajo, isaga oo wareysi siinayay Wariye Ayaanle Xuseen Cabdi...