Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Wasiirka Amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janan ayaa madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ku eedeeyay inuu ugu talogalay colaad sokeeye oo ay galaan maamulkaas, balse uu ku fashilmay kadib doorashadii Axmed Madoobe. Wasiirka wuxuu sheegay in Farmaajo uu si cad u diiday inuu wadahadal la galo Axmed Madoobe, tiiyoo uu ku tilmaamay xarigii loogu...

12 ka tirsan xoogagga Ururka Al-shabaab ayaa lagu dilay dagaal ka dhacay deegaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug maalintii shalay. Al-shabaab ayaa weerar culus oo qaraxyo ku bilaawday ku qaaday Isniintii shalay deegaanka Bacaadweyn oo la sheegay in saacado kooban ay la wareegeen. Guddoomiyaha gobolka Mudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye ayaa in ciidamada dowladdu iska caabiyeen...

Qaraxaan oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa Gaadiid ay wateen  Ciidamo ka tirsan Booliska Dowladda Kenya waxaa lagula eegtay Ismaamulka Mandheera, waxaana ka dhashay khasaaro kala duwan. Qaraxa ayaa waxaa la sheegay inay ku dhaawacmeen Shan oo ka tirsan Ciidamada Booliska Kenya, xilli ay ku socdaalayeen Ismaamulka Mandheera ee Xadka Soomaaliya & Kenya sida...

Fadhiga 19-aad ee Kalfadhiga 47-aad Golaha Wakiillada Puntland oo uu shir-guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdirashid Yuusuf Jibriil oo ay wehlinayeen, ku xigeenka 1aad  Cabdi Casiis Cabdullaahi Cusmaan iyo ku xigeenka 2-aad Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa lagu qabtay Magaalada Garoowe. Fadhiga oo Ajandaha ahaa la Xisaabtanka Golaha Xukumadda ayaa waxaa hor-tegay...

Deegaanka Xero dhagaxley oo ka mid ah deegannada hoos taga degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa waxaa xiligan fara ban ku haya Ayaxa kaasoo ku habsaday beeraha deegaanka islamarkana waxyeelo u geystay dalagyadii la beeray. ...

Ururada Bulshada Rayidka ayaa waxay walaac ka muujiyeen hadalada ka soo yeerayo siyaasiyiinta iyo qaar ka mid ah mas’uuliyiinta dowladda, kuwaasoo walwal iyo qalqal ku abuurayo shacabka Soomaaliyeed. War saxaafadeed Ururada Bulshada rayidka soo saareen ayaa waxay ugu baaqeen Musharaxiinta iyo dowladda inay tixgeliyaan xaalada dalka uu ku jiro, isla markaana ay ka digayaan...

Ciidamo hubeysan oo ka tirsan Beesha Gaaljecel ayaa ku biiray dhaqdhaqaaqa ciidan ee uu hogaamiyo Janaraal Abuukar Warsame Xuud kuwaas oo kasoo horjeeda nidaamka lagu dhisay maamulka Hirshabeelle. Sarakiisha horkaceysay ciidamada Beesha Gaaljecel ee ku biiray ciidamada Janaraal Xuud ee ku sugan duuleedka magaalada Baledweyne ayaa Warbaahinta u sheegay iney qeyb ka yihiin...

La Taliyihii hore ee Amniga Qaranka Xuseen Macalin ayaa ka digay qatar ku aadan in la isku dhex milayo siyaasadda doorashada iyo cagajugleyn diimeysan oo maalmihii la soo dhaafay ka soo yeeray Siyaasiyiin iyo Mas’uliyiin ka tirsan dowladda. “Waxaa ii muuqata qatar in la isku dhex milayo siyaasaddii doorashada iyo cagajugleyn diimeysan oo looga bartay kooxaha xagjirka...

Qaar kamid ah Suuqyada ganacsiga Garowe ayaa saaka albaabada la iskugu laabay iyadoo dad isku abaabulayaan mudaharaad loogasoo horjeedo sicir bararka dollarka iyo maciishada. Sarifka dollarka ayaa gaaray halkii ugu sareeyay abid, waxaana halkii dollar lagu sarifanayaa ku dhawaad konton kun oo shilinka Soomaaliga ah. Waxaa taas sii dheer iyadoo xarumaha ganacsiga qaarkood...