Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Gudoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaran Xaliimo Ismaaciil Ibraahim Xaliimo Yaray iyo Xubno ka tirsan Guddiga madaxanaan ayaa maanta Khamiis ah laga wadaa in ay gaaraan Caasimada Dowlad-goboleedka Galmudug ee Dhuusamareeb. Lama shaacin u jeedka rasmiga ah guddiga doorashooyinka Soomaaliya u tagayaan Dhuusamareeb hayeeshee warar soo baxaya ayaa sheegaya...

Maal qabeennada dunida ugu taajirsan Elon Musk, Jeff Bezos iyo Bill Gates ayaa ka mid ah shaqsiyaadka caanka ah ee dalkaasi Mareykanka oo cinwaannadooda Twitter-ka la jabsaday. Siyaasiyiinta caanka ahaa ee cinwaannadooda Twitter-ka la jabsadayna waxaa ka mid ah Barack Obama, Joe Biden iyo Kanye West iyaga oo cinwaannadooda lagu dalbaday in tabarruc lacageed la sameeyo. “Cid...

Wararka laga helayo Koonfur Afrika ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay muwaadin Soomaaliyeed lagu dilay duleedka magaalada Cape Town ee dalkaasi. Kooxo burcad Afrikaan ah ayaa lagu soo warramayaa inay dileen muwaadinkaasi oo ka mid ahaa ganacsatada Soomaalida ee ku dhaqan tuulada lagu magacaabo Retreat oo ka tirsan Cape Town. Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi...

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan ayaa  Ciidamada AMISOM ayaa u diiday in uu galo garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaalada Baladweyne xili ay socotay  so dhaweynta Wasiirka Gaadiid iyo Duulista Maxamed Cabdulaahi Salaad Omaar sida ay Hiiraanweyn u sheegeen dad Goobjoog ahaa. lama oga sababta rasmiga ah ee  loogu diiday Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan...

Diyaaraddii sidday maydka alle ha u naxariistee Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax ayaa goordhow timid garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho. Garoonka waxaa ku sugan guddiga qaban qaabada Aaska Qaran ee loo sameynayo marxuumka iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda. Madaxda Qaranka ayaa ku tukan doonta salaada Janaasada ka dibna...

 Ethiopia ayaa bilowday buuxinta biyo-xireenka weyn ee ay ka dhiseyso wabiga Nile, sida uu Arbacada maanta ah xaqiijiyay wasiirka biyaha ee dalkaasi. Tani ayaa imaneysa maalin uu ka dib markii wadaxaajood dhexmarayay dalalka Ethiopia, Sudan iyo Masar oo ku saabsanaa mashruuca biyo-xireenkan weyn ee Wabiga Niil-ka buluugga ah uu hakaday. Suudaan iyo Masar ayaa labaduba...

Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa si kumeel gaar ah u xirtay garoonka Ugaas Khaliif ee Magaaladda Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ka dib markii talaadadii ay ku soo dhacday diyaarad xamuul ah oo sahay u siday Ciidanka AMISOM ee gobolkaan. Agaasimaha duulista Rayidka Soomaaliya Axmed Macalin Xasan oo booqday garoonka diyaarada Ugaas Khaliif ayaa sheegay in garoonka...

Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya mudane  Xaashi Cabdullaahi,Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye,Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe,Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Dani masuuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda Soomaaliya iyo maamulka Puntland iyo saraakiil ka tirsan ciidanka ayaa ka qeyb galay aas Qaran oo magaalada Garoowe loogu...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa si adag uga hor yimid go’aamadii kasoo baxay shirkii dhawaan ka dhacay magaalada Dhuusamareeb. Guddoomiyaha ayaa jogaay kulanka ay Baarlamaanka uga hadlayeen maanta Akhrinta labaad ee dib u eegista sharciga xisbiyada dalka, wuxuuna ka dhawaajiyay ineysan aheyn wax la aqbali karo in dalka ay ka dhacdo...

Waxaa isa soo soo taraya macluumaadka laga helayo waxa sababay diyaaraddii shalay gelinkii dambe ku burburtay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Diyaaradda oo aheyd nooca qaada xamuulka ayaa ku dhacday garoonka diyaaradaha Beledweyne, kadibna ku gubatay halkaasi. Maareeyaha guud ee diyaaradda burburtay oo lagu magacaabo...