Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa lagu waddaa in uu saacaddaha soo socda uu gaaro Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug. Diyaargarowga soo dhaweynta Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka socota Magaalada Dhuusamareeb. Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in Shirka maamul goboleedyadda uu kusoo dhammaaday si wanaagsan, islamarkaana maalmaha soo socda uu furmi doono...

Xarunta cilmi baarista ee Ruushku waxay sheegtey inay si guul leh ku dhammaystirtay tijaabooyinka caafimaad ee ugu horreeyay ee adduunka ee tallaalka cudurka coronavirus. Vadim Tarasov, oo ah agaasimaha Machadka Ruusha ee Caafimaadka iyo cilmiga bayoolajiga, ayaa sheegay in tijaabooyinka caafimaad ee tallaalka ay si wanaagsan ku dhamaatay, islamarkaana ay tahay guul ay...

Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta lagu waddaa in lasoo taago Cabdicasiis Axmed Gurbiye oo ah Wariye ka tirsan Warbaahinta Goobjoog ee Muqdisho. Maxkamada gobolka Banaadir ayaa 7 bishaan la horkeenay Wariye Gurbiye, waxaana Maxkamada dib loo dhigay ka dib markii Qareenadda ay is horistaag ku sameeyeen. Qareenka u doodayay Wariyaha Daahir Carab ayaa sheegay in ay sameeyeen...

Qaraxaan oo jugtiisa laga maqlay degmooyin ka tirsan gobolkan banaadir ayaa waxaa uu ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoyska Tarabuunka & Isbitaalka Ciidanka xoogga dalka degmada Hodan ee Gobolkan Banaadir. Qaraxa ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa miinada nooca dhula lagu Aaso,waxaana wararka qaar ee la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in qaraxa lala eegtay Gaadiid uu la...

War kasoo baxay DFS ayaa lagu sheegay in howlgalo ay sameeyeen Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ay ka sameeyeen Gobolka Shabeelaha Hoose kusoo qabteen saraakiil katirsan Al-Shabaab. Deegaannada Mubaarak iyo Daaru-salaam oo katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose ayay sheegeen saraakiisha Ciidamada in ay kusoo qabteen xubno katirsan Al-Shabaab iyo ilaalo la socotay. Gaashaanle...

Wararka laga helayo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in dab xoogan uu ka kacay goobo Ganacsi oo ku taalla Magaaladaasi,taas oo haatan demintiisa ay halkaasi ka socoto. Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in Kaalin lagu iibiyo Shidaalka oo ku taalla kasoo horjeedka Xarunta Wasaarada Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug uu dabka ka...

Howlgal la sheegay inay sameeyeen Ciidamada Soomaaliland ayaa waxaa ay gacanta kusoo dhigeen Nin dhawaan dil ka gaystay Deegaanka fadhi-Gaab oo ka tirsan gobolka Sanaag. Ninla ay Ciidamada Soomaaliland soo qabteen ayaa dil u geystay Nin kale xilli ay dhawaan jirtay xiisad colaadeed oo u dhaxeysay laba beelood,waxaana laga soo qabtay deegaanka Dowl-dowl, iyada oo lagu xiray...

Wasiirka waxbarashada xukuumadda Soomaaliya, Mudane Cabdullahi Goodax Barre oo wareysi siiyey VOA ayaa markale ku dhawaaqay in dowladda dhexe aysan shahaado siin doonin Ardayda Imtixaanka ku gashay Puntland. Goodax Barre ayaa shaaciyey in ardayda aan-gelin imtixaanka qaran ee ay qaadeyso wasaaraddiisu aysan ku laheyn wax shahaado ah, sida uu hadalka u dhigay. Sidoo kale...

Waxaa Warmurtiyeed laga soo saaray shirkii Madaxda dowlad Goboleedyada uga socday Magaalada Dhuusamareeb labadii Cisho ee la soo dhaafay,kaas oo ka kooban Shan qodob oo looga hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka. Shanta Madaxweyne Goboleed ayaa warmurtiyoodkooda waxaa ugu muhiimsanaa in marnaba aysan dib u dhicin doorashada dalka oo aysan madaxda dalka muddo kororsi sameyn...

Madaxda ugu sareeysa dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeysay geerida Maanta ku timid Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir faarax kaas oo ku geeriyooday dalka Turkiga. Ra’siiul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa ka tacsiyadeeyay qoyska iyo asxaabta uu ka baxay Marxuum Xasan Asbhir,waxaana uu sheegay in uu kaalin muhiim ah...