Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa fagaaro ku yaalla degaanka Ceel-Cadde oo ka tirsan Gobolka Gedo waxaa ay ku toogteen Afar ruux oo ay u jeediyeen Eededyn kala duwan iyo inay la Shaqeynayeen dowlado Shisheeye. Afarta Ruux Diini ayaa waxaa ay kala ahaayeen Cabduqaadir Maxamed oo ay ku eedeeyene in uu u Shaqaynayay Sirdoonka dowladda Maraykanka. 2: Ciise Cismaan Geelle...

Xildhibaanka deegaanka Benane ee Ismaamulka Wajeer ee dalka Kenya Cabdi Maxamed Sheekh ayaa mooshin xil ka qaadis ah ka gudbiyay Barasaabka Ismaamulkaas Maxamed Cabdi. Xildhibaanka ayaa ku eedeeyay Barasaabka musuqmaasuq iyo inuu ku tuntay awoodda xafiiska. Sanadkii hore, Barasaabka ayaa lagu eedeeyay musuqmaasuq, kaddib markii Guddiga Anshaxa iyo Kahortagga Musuqmaasuqa...

Burcad badeedda Soomaaliya ayaa maanta afduubatay markab ganacsi oo marayey xeebaha Soomaaliya, kaasi oo sitay calanka dalka Panama sida ay sheegtay wakaaladda wararka Reuters. Markabka la afduubtay ayaa wuxuu kasoo baxay Dekadda dalka Imaaraadka Carabta, wuxuuna kusoo socday Dekadda Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya sida uu sheegay Muse Saalax oo ah gudoomiyaha...

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in gelinka dambe ee Maanta oo Khamiis ah in kulan aan caadi aheyn ay ka yeeshaan xaalada dalka Soomaaliya, iyada oo lagu guda jiro xilli kala-guur ah. Fadhiga Maanta Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maalmo ka hor lagu wargeliyay Xubnaha Beesha Caalamka ee daneeya Arrimaha Soomaaliya, waxaana kulanka looga hadlayaa...

Saacadaha soo socda ayaa waxaa lagu wadaa in magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug inay gaaraan Wafdiga ugu horeeya ee Puntland, kuwaas oo horudhac u noqonaya safarka Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni uu ku tagayo Magaaladaasi. Xubnaha wafdiga tegaya Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa horkacaya Guddiga farsamada ee ka baaraan-degida Arrimaha doorashooyinka...

Wasiirka Amniga Galmudug Axmed M. Fiqi, taliyaha Qeybta 21aad ee ciidanka XDS S/Guuto Khooje, taliyaha ciidamada Booliska Galmudug S/guuto Bishaar, taliyaha ciidamada Danab ee ku sugan Galmudug G/le Mukhtaar iyo saraakiil ka kala tirsan qeybaha ciidamada qalabka sida ayaa booqasho ku tagay jiidda hore gaar ahaan aagga Tara-Guduud, Beer Cabdi Faarax, Galo, Faragoo, Beer...

Garoonka Kubada Cagta Laqanyo oo ku yaala Duleedka Magaalada Baladweyne waxaa Goordhow ka dhacay Qarax Miino nuuca dhulka lagu aaso ah. Qasaaro kala duwan ayaa ka dhashay Qarax Miino ee ka dhacay Garoonka sidauu    usheegay  warbaahinta   mid kamid ah dhalinyaradii garoonka ku sugnaa. Garoonka waxaa ka socday tartan kubada cagta ah oo ay ka qeeyb galayeen 8 koox oo...

Wasaaradda Caafimaadka maamulka Puntland ayaa faahfaahin ka bixisay Kiisaska Cudurka Corona virus ee degaanada maamulka Puntland maalmihii ugu dambeeyay. Puntland waxa ay sheegtay in kiisaska Cudurka ay sare u kaceen maalmihii lasoo dhaafay, islamarkaana ay walaac ka muujiyaan kororka Cudurka ee degaanada maamulka Puntland. Waxaa la baaray 16 iyo 17 bisha August 60 qof...

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed deegaanka Adhi Cadeeye ee gobolka Sool ku dhexmaray beello walaalo ah kasoo sababay Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dagaalka oo dhex maray malayshiyaad hubaysan oo kasoo wada jeeda degaanka Adhi Cadeeya ayaa sababay dhimashada afar qof iyo dhaawaca tiro kale oo kamid ah dhinacyada dagaalamaya. Dagaalka...

Magaalada Baladweyne Xarunta Gobolka Hiiraan nin mindi watay ayaa geliyay labo haween oo dhaawacyo halis ah soo gaaray, mid kamid ah labadaas dumar ayaa u dhimatay dhaawac halis ah oo ay u dhiig baxday. Xaafadda Kooshin oo kamid ah waa halka lagu weerarkaan uu ka dhacay, waxaana haweeneyda dhaawaca ah oo aad u dhiig baxday la dhigay Mid kamid ah Isbitaallada Magaalada...