Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Dagaallo u dhaxeeya ciidamada degmada Bardaale ee gobolka Baay iyo Xubno ka tirsan Al-Shabaab ayaa ka dhacay deegaano hoos yimaada degmada, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta. Dagaalladan ayaa waxaa inta la xaqiijiyey ku dhintay shan qof, ayada oo sagaal kalena ay ku dhaawacmeen, kuwaas oo ah dhinacyadii dagaallada ay dhex-mareen. Guddoomiyaha degmada Bardaale ayaa sheegay...

Alle ha u Naxaristee waxaa dalka Turkiga ku geeriyooday Ra’iisul Wasaarihii hore ee dowladii KMG aheyd ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax, kaas oo la sheegay in uu maalmahaan xanuunsanaa. Marxuumka ayaa xilka Ra’isul Wasaare waxaa uu soo noqday intii u dhaxeysay 12-kii Bishii November ee sanadkii 2001 ilaa 2003-dii,xilligaas oo uu madaxweyne dalka ka ahaa Cabduqaadis...

Dagaalkaan ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa kumaandoosta ee DANAB iyo Xubno ka tirsan ururka Al-Shabaab waxaa uu ku dhex-maray wadada xiriirisa degaannada Janaale iyo Degwariiri ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Dagaalka ayaa yimid,kadib markii Xubno ka tirsan Al-Shabaab ay qarax miino u dhigeen Ciidamada Kumaanoosta DANAB oo ay wehlinayeen saraakiil mareykan ah,sidoo kalena uu...

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa la horkeenay eedeysanihii ugu mayalka iyo hadalka adkaa ee ka tirsanaa ururka Al-Shabaab, kaasoo doonayay inuu isku miidaamiyo bar kontorool oo laga galo garoonka diyaaraddaha Aadan Cadde. Saciid Biriq Maxamuud Cabdi ayaa sheegay in qorshahiisa uu ahaa inuu jahanamo u diro wixii goobtaasi ku sugnaa waa sida uu hadalka u yiri, balse...

Xilli ay Soomaalidu uga dabaaldegeysay dunida maalmihii xurnimadda iyo midnimadda gobollada Koonfur iyo Waqooyi ayaa Muuse Biixi tweetterkiisa ku shaaciyay in maamulkiisa xidhiidh diblomaasiyadeed uu la yeeshay Taiwan. Dhowr toddobaad ka hor ayaa madaxda Soomaaliya iyo Somaliland ku kulmeen magaaladda Jabuuti tillaabadaas oo u muuqatay in siyaasiyiinta Soomaalidu (koonfur...

Ciidamada Maamulka degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa xalay gudaha degmadaasi ay ka qabteen Nin la sheegay in uu ku labisnaa dharka Dumarka,kaas oo Magaalada lagu arkay. Ninkaan oo aan wadan wax hub ah ayaa dadka ku nool degmada Balcad ay sheegeen in laga qabtay, isaga oo dhex socda bartmaha Magaalada, hayeeshee aysan ogeyn waxa uu damacsanaa. Saraakiil...

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa la sheegay inay Gacanta ku dhigeen lacagta loo yaqaan Dolarka Madow Ee Been abuurka ah iyo Qamri badan iyo sidoo kale dad lagu soo qabtay. Howlgalka lagu soo qabtay lacagta been abuurka ah ayaa Ciidamada Soomaaliland waxaa ay ka fuliyeen Xaafado ka tirsan Hargeysa, Burco iyo Gobolka Sanaag,waxaana la sheegay...

maamulka gobolka hiiraan ayaan wax u qaban  bulshada   kunool  gobolka hiiraan tan iyo markii loo magacaabay gobolka hiiraan . qaar ka mid ah shacabka   magaaladas ayaa u shegay  warbaahinta  in ay jiraan dhibaatoyin badan oo haysta dadak kunool gobolka hiiraan. ...

Ciidamada Dowladda gaar ahaan qeybta taliska 27-aad ee ka howlgala deegaanada Hirshabeelle ayaa waxay howlgal lagu xaqiijinayo amniga ka sameeyeen wadada isku xirta Jowhar iyo Balcad iyo deegaano kale oo dhowr ah. Howlgalkan oo ka dhan ahaa Al-Shabaab ayaa ciidanka Xoogga Dalka waxay ku gaareen deegaano badan oo la tuhunsanaa iney ku sugan yihiin Al-Shabaab,inkastoo uusan...

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa noqday qofkii ugu dambeeyay oo Khudbad ka jeediyay Shirka Madaxda maamul goboleedyadda ee furmay Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. Madaxweyne Waare waxaa uu u mahad celiyay dhamaan Shacabka iyo Xukuumada Galmudug sidii sharafta iyo Maamuuska lahayd ee ay usoo dhaweeyeen wafdigiisa iyo dhamaan ka qaybgalayaasha shirkan. Waxaa...