Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Howlgalkaan waxay ciidanka ka sameeyeen degaanka Yaaq Bishaaro ee duleedka galbeed ee magaalada Kismaayo, waxaana saraakiisha hoggaamineysa ay sheegeen in ay dileen xubno ka tirsan Al-Shabaab. Ciidanka ayaa howlgalka ku dilay 3 kamid ah Al-Shabaab, waxayna nolosha ku qabteen hal dagaalame oo dhaawac, sidoo kale halkaasi ku furteen hub farabadan. Abaanduulaha guutada 1-aad...

Kadib weerarkii say Al-Shabaab ay shalay ku qaadeen saldhigga ciidamada Mareykanka ay ku leeyihiin degaanka Manda Bay ee Lamu, ayaa waxaa la is-weydiinayey suurta-galnimada ah in weerarkaas uu xiriir la leeyahay aargudashadii ay Iran ugu hanjabtay Mareykanka kadib dilkii Jeneral Qasem Soleimani, Hase yeeshee, ma muuqdaan weli astaamo toos u xiriirinaya Al-Shabaab oo ah...

“Xogta aan helnay ayaa sheegeysa in Xukuumadda iyo xubno safiiro ah oo doorashada guud ee Qaranka ka hadlay ay madaxda dowladda dalbadeen in ay soo hormariyaan doorashada HirShabelle, balse ma ahan wax lagu heshiiyay” ayuu yiri wasiir ka tirsan maamulka HirShabelle oo la hadlay Caasimada Online. Sagaalka Bisha October ee sanadkaan ayuu ku egyahay waqtiga Baarlamaanka...

Kulan saacado badan qaatay oo dhaxmaray Madaxweyne waare iyo odayaasha dhaqanka dagmada Bulo burde oo is fahmi waa ku dhamaaday . qaar kamid ah odayaashii ka qeyb galay kulanka Madaxweynaha hirshabelle uu la yeeshay odayaasha ayaa sheegay in la isku fahmi wayay labo arin oo ay kala wateen Madaxweyne waare iyo Odayaasha . Madaxweyne waare ayaa odayaasha ka codsatay Gudoomiyaha...

Hooyada dhashay askari Maraykan ah oo ku dhintey weerarkii Al-Shabaab ku qaadeen saldhig milatari oo ku yaal  dalka Kenya ayaa kula talisay wiilkeeda inuusan tegin Soomaaliya iyadoo uga baqeysay in uu ku dhinto. .tdi_8_64e.td-a-rec-img{text-align:left}.tdi_8_64e.td-a-rec-img img{margin:0 auto 0 0} Henry Mayfield Jr oo 23 jir ah kana soo jeedo  Chicago ayaa ka mid...

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka  Xaliima Ismaaciil Ibraahim iyo Taliyaha Ciidanka Booliska S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed “Xajaar” ayaa maanta kulan ka yeeshay arrimaha doorashada Soomaaliya  ee soo socota iyo doorka ay ka qaadan karaan Cidaamada ammaanka gaar ahaan Ciidamada Booliska. Sidoo kale Taliyaha iyo Guddoomiyaha ayaa isla soo qaaday...

Mashruucaan oo Cudurada Sambabka ku dhaca looga tallaali doonaa in ka badan 14 milyan oo Ari ah, oo ku dhaqan guud ahaan dalka, ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Soomaaliya, waxaana ka qeybgalay Wasiirada Xannaanada Xoolaha ee heer Federaal iyo heer maamul goboleed, Masuuliyiin ka socday xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya,ururada...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare & Wafdi uu hoggaaminayo ayaa  waxaa ay gaareen  Magaalada Bula Burde ee gobolka Hiiraan. Garoonka diyaaradaha Buulo Burde waxaa Waare kusoo dhaweeyey mas’uuliyiin uu kamid yahay Wasiirka Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle oo maalmahaan ku sugnaa degmadaas & qeybaha kala duwan ee Bulshada. Madaxweyne...

Inta la xaqiijiyay 2 ruux ayaa u geeriyootay, in ka badan 70 qof oo kalena waa soo ritay, xanuun ka dillaacay degaanka Saaxdheer oo ku yaalla koonfurta gobolka Sool, sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiinta Caafimaadka ee degaankaasi. Qaar ka mid ah dadka degaanka yaa sheegay in xanuunka halkaasi ka dilaacay uu wato calaamado ay kamid yihiin Shuban, Xummad iyo qufac, balse...

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa maanta kulan kula qaatay Magaalada  Beledweyne Saraakiisha Ciidamada ee ka howlgalla gobolka Hiiraan. Kulankaan waxaa qeyb ka ahaa Wasiir ku Xigeenka Amniga HirShabeelle iyo Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan waxaana kulankaan looga hadlay Barnaamijka nabadda iyo hawlgalada iyo lagama maarmaanimada Isku furida wadooyinka Gobolka...