Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Hay’adaha Amniga ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay ilaa saakay waxaa ay xireen wadada ka timaada degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ee soo gasha Magalada Muqdisho. Dhagxaan waaweyn ayaa waxaa lagu jaray qeybo ka mid ah Xaafada Galmudug,waxaana gaadiid ka yimaada dhinaca Gobolka Shabeellaha Hoose ay ka kala wareegayan meel u dhow Xarunta Ciidanka...

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa saakay waxaa ay dhaq dhaqaaqyo Ciidan ka wadaan tuulooyin hoostaga degmada Garbahaareey ee Gobolka Gedo,halkaas oo shalay Gelinkii dambe ay madaafiic isku weydaarsadeen Ciidamada Dowladda & Al-Shabaab. Al-Shabaab ayaa weerar madaafiic ah waxa ay ku qaadeen Saldhigyo ay Ciidamada Dowladda ku leeyihiin degmada Garbahaareey,waxaana la...

Ciidamada xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka sameeyeen degaanka Owdiinle ee Gobolka Baay waxa ay ku dileen Saddex xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab sidda uu sheegay Gudoomiyaha degaankaasi ee maamulka Koonfur Galbeed. Ciidanka ayaa sidoo kale sheegay in ay gacanta ku dhigeen xubin muhiim ah oo ka tirsan Al-Shabaab intii uu dagaalku Socday. Howlgalkan oo dhacay...

Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Dani ayaa si weyn ugu eedeeyay dowladda dhexe ee Soomaaliya in ay gacan dhaaftay maamulka Puntland, islamarkaana ay bilowday dhaqaalle loogu tala galay bulshadda in ay siiso shaqsiyaad gaar ah. Waxa uu sheegay in dowladda dhexe ee Soomaaliya ay si toos ah lacago ugu dirtay Guddiyo gaar ah oo ku kala sugan Boosaaso iyo Gaalkacyo,...

  magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa dhawaan booqanay si aan u ogaano dhiibaatooyinka jira dadkii aan la kulanay waxay noo sheegen in ay jiraan dad xilalal haya balse si qabiil ahaan u shaqeeya qaarkood xasiisyadooda ayaan booqanay ma jirin soo dheyn iyo shaqo socoatay. mid ka mid ah dadkii aan la kulanay ayaa yiri’ meeshan waa iska joognaa...

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya xarig Khamiistii Shalay magaalada Boosaaso loogu geystay Saddex shaqsi oo Caan ka ah gobolka Bari, kuwaasoo ku howlanaa dhismaha wado ku taala xarunta ganacsiga Puntland. Sida wararku sheegayaan xariga ragan waxaa amray madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni, iyadoo loo heysto iney ka dhego fureysteen amar ka soo baxay madaxtooyada...

Kulan loogaga hadlayay dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Jowhar ayaa maanta lagu qabtay magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle.   Kulankan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaarada Arrimaha Gudaha dowlad goboleedka Hirshabelle,Maamulka gobolka Sh/dhexe iyo qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada Jowhar. Dadkii ka qeybgalay kulankan...

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kadib shirkii Golaha Wasiirada Puntland waxaa uu Wasiirada faray inay dhaqan geliyaan amar uu kasoo saaray Dhismeyaasha iyo Deegaamaynta Dhul-daaqsimeedka Dooxooyinka Waw iyo Bixin. Waxaa uu sheegay in marnaba Puntland ogolaan doonin in la deegaamo oo la dhisto dhul daaqsimeed kheyraad farabadan oo ku...

Wafdi oo uu Hogaaminaayay Wakiilka Xoghayaha Qaramada Midoobey u qaabilsan Arimaha Somaliya Ahna Madaxa UNSOM James Swan ee Maanta soo gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay, ayaa Aqalka Madaxtooyada Kumeel Gaarka Koonfur Galbeed ee Baydhabo waxaa kullan kula qaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen, Kulanka...

Ugu yaraan 12 qof ayaa geeriyootay ku dhowaad 40 kalana waa ay ku dhaawacmeen dab ka kacay dhisme ballaaran oo ku yaalla magaalada Kyoto ee dalka Japan. Xarunta uu dabku qabsaday waxaa lagu sheegay inay ahayd goob lagu diyaariyo muuqaallada la hagaajiyo ee kartoonka. Booliska ayaa warbixin horudhac ah ku sheegay in Nin 41-jir ah  lagu tuhunsan yahay inuu wax dareere...