Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Labo ka mid ah Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa is bedel lagu sameeyay, iyadoo mid ka mid ah loo magacaabay ninkii ugu da’da weynaa ee loo magacaabo Guddoomiye degmo muddo shan sano kaddib. Muuse Geesey Jimcaale ayaa loo magacaabay xilka Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid, kaddib markii xilka laga qaaday C/weli C/llaahi Maxamed loo magacaabay bishii Janaayo,...

hoos   ka  dhageyso  wareysiga   Maahir Jaamac Adam   oo  dheer, http://www.reegaay.com/wp-content/uploads/2019/07/wareysiga-maahir-jaamac-oo-dhan-.mp3 ...

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ilaalada xarun ay ku jireen dad tahriibayaal ah oo la duqeeyay dhowaan ay rasaas ku fureen, iyadoo tahriibayaasha ay ka cararayeen duqeynta ku socotay xaruntii ay ku xirnaayeen. .td_uid_3_5d1e9596c5837_rand.td-a-rec-img{text-align:left}.td_uid_3_5d1e9596c5837_rand.td-a-rec-img img{margin:0 auto 0 0} Ugu yaraan lixdan ka mid ah dadkan...

Xoghayaha guud ee Qaramada midoobay, Antonio Guteres, ayaa lagu wadaa in uu Todobaadka soo socdo gaaro Magaalada Nairobi, isagoo halkaasi kaga qeyb geli doono shir ku saabsan ka hor tagga iyo la dagaallanka Argagixisada. Antonio Guteres, ayaa 10-ka Bishan July, ka furi doono Magaalada Nairobi kulan heer sare ah oo ay Waddamada Gobolka ka yeelan doonaan Arrimaha argagixisada,...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka guddoomay dhihgiisa Dalka Masar Mudane Cabdifataax Al-Siisi hambalyo ku aaddan sannadguuradii 59-aad ee xornimada Soomaaliya. Dhambaalkan hambalyada ah ayaa ku wajahan Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, iyadoona lagu sheegay in walaalaheenna dalka Masar shacab iyo Dowladba ay ina...

Maamulka gobolka Banaadir ayaa markii ugu horeysay tan iyo burburkii kadib sameyey buugga caafiimadka, kaas oo ay qadan doonaan muwaadininta ka dhoofaya garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade ee Muqdisho ee aadaya dalka dibadiisa. Kulanka xalay ka dhacay magaalada caasimada ee Muqdisho ayaa waxaa loogu hadlay arrinta buugga caafimaadka iyo faa’iidiyoonka uu...

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay xiriirka diblomaasiyadeed u jartay dalka galbeekda Afrika ku yaalla ee  lagu Magacaabo Jamhuuriyadda Guinea. Dowladda Soomaaliya ayaa Guinea ku eedeysay inay ku xadgudubtay qarannimada iyo midnimada Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya oo shir jaraa’id Saxaafadda ugu qabtay...

1. Haddii qofka wax kastoo la weydiiyo si adag/qalafsan uga jawaabo is difaacana ku badan yahay, waxaa haya cuqdad nafsi & kalsooni daro. 2. Haddii qofka markuu faraxsan yahay aan hadalka joojin karin, markuu murugeysan yahayna aan eray oran karin, waa qof aan naftiisa kontorooli karin. 3. Haddii qof marki la amaano farxo, marki wax laga sheegana caroodo, waa qof remote-control...

Dowladaha France, Finland, Denmark, Germany, Italy, Poland, Netherland, Norway, Sweden, Switzerland, Turkiga, Ingiriiska, Maraykanka, howlgalka AMISOM, Midowga Yurub Urur Goboleedka IGAD, Qaramada Midoobay iyo saaxiibbada Soomaaliya, ayaa waxay si wada jir ah usoo dhoweeyeen wada hadallada Galmudug ka socda iyo isu dumidda Garabyada siyaasadda ee ay hormuudka ka tahay...

Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil xalay guddoomiyihii maxkamadda Shabeelaha Hoose loogu geystay magaalada Muqdisho. Dilka ayaa ka dhacay gudaha degmada Wadajir, waxaana Marxuumka loo geystay lagu magacaabi jiray Siciid Cumar Xasan oo la yaqaanay (Zubeyr). Wararka ayaa sheegaya in dilka guddoomiyaha loo adeegsaday Mindi, kadib markii ay soo...