Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Taliska Booliska Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug ayaa soo bandhigay Gabar xirneyd Dharka raga,kuwaas oo dadka ula macaamili jirtay sida ragga oo kale,sidoo kalena hubeysneed. Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Mudug Maxamed Nuur Cali (Gadaar) ayaa sheegay in baariraano dheer kadib Gabadha oo lagu Magacaabo Deeqo Cabdullahi Aadan balse ku qaraaban jirtay Deeq  la ogaaday...

Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa xalay Gudaha dalkaas waxa ay ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa Soomaalida ku ganacsada dalkaas, xilli uu ku jiray howshiisa Shaqo. Kooxda ayaa ku weerartay muwaadinka Soomaaliyeed oo lagu Magacaabi jiray Xuseen Cali Saqiir  Goob Ganacsi oo uu dhawaan ka Shaqa bilaabay taas oo ku taalla degaanka Naas Ee gobolka Mpumalanga...

War-Saxaafadeed kazoo baxay Jabhda Ururka ONLF ayaa waxaa looga hadlay dagaal beeleedyo u dhaxeeya Soomaalida degan dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya,kuwaas oo maalmihii la soo dhaafay ka jiray Dowlad deegaanka. Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadseedka Ururka ONLF kasoo baxay. Tan iyo markii ay isbedallada siyaasadeed ka dheceen dalka ee la soo afjaray caburintii iyo cadaadiskii...

Wararka laga helayo deegaanka Godinlabe o ku yaalla duleedka Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay mid ka mid ah Xaafadaha deegaankaas lagu arkay  meydka Gabar da’ahaan lagu qiyaasay 10 jir taas oo la dilay. Wariyeyaal ku sugan Magalada Cadaado ayaa waxaa ay sheegeen in Gabadha yare e meydkeeda lagu arkay deegaankaas lagu Magacaabi...

Somaliland ayaa dowladda Federalka Soomaaliya waxa ay ku eedeysay inay ka shaqeynayso sii kala fogaanshaha Somaliya Iyo Somaliland, kadib markii arrintaasi uu ka hadlay Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland. Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, oo Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay marka la eego hab dhaqanka ay wado dowladda Somaliya inuu...

  Hoos  ka  dhageyso  : warbixintas   waxaa  soo  jeedinaya   bashiir  cabdulahi cismaan http://www.reegaay.com/wp-content/uploads/2019/07/20-qodob-oo-kusaabsan-anshaxa-suxufiyiinta-soomaaliyeed-warbixin-by-bashiir-cabdulahi-cismaan-.mp3 ...

Dowladda Cuba ayaa xaqiijiysay in ay nool yihiin Labo dhakhtar oo Kubaan ah oo laga soo afduubtay xuduudda Kenya ee Soomaaliya bishii April ee sanadkaan sidda ay xaqiijisay Wasaaradda Caafimaadka Cuba. Wasiirka Caafimaadka ee Cuban Jose Angel Portal oo Shirkii jaraa’id ku qabtay magaalada Havaana wuxuu sheegay in Cuba ay samaynayso wax walba oo macquul ah si loo sii...

Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Saciid Juxa ayaa su’aallo ka keenay go’aankii dowladda Soomaaliya ay xiriirka ugu jartay dowladda Guinea ka dib markii lagu eedeeyay in ay ku xadgudubtay Qaranimadda Soomaaliya. Hadalka Juxa ayaa siddaan u qornaa: Sidee loo fasiri karaa, maxaase ka dhalan kara xiriirka ay Somalia sheegtay inay u jartay Jamhuuriyada...

Gudoomaiyaha Jaaliyada Koonfur Gal beed Portland Oregon ayaa sheegay Arlaadi Aid iyo Shariif xasan ay doonayaan in dhibaato Lagu Abuuro dadka soomaaliyeed dhaxdooda isla markaana Shaqsi kasta Dhaqaale ku bixinaayo  sidii soomaaliya ay ugu dhicilahaayeen dagaalo . Gudoomaiyaha Jaaliyada Koonfur Gal beed Portland Oregon ayaa yiri’waa in Lala Xisaabtamaa Dowlada Federaalka...

Falkan toogasho ah ayaa Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen  fagaaro ku yaalla deegaanka Salagle ee gobolka Jubbada Dhexe,waxaana ay ku fuliyeen 5 Rag ah oo ay ku Eedeeyeen inay la Shaqeeynayeen Dowladda Federaalka iyo Dowladaha taageera. Goobta Al-Shabaab ay ku toogteen 5-ta ruux ayaa waxaa ku sugnaa Boqolaal ka mid ah Shacabka deegaanka Xagar ee gobolka Jubbada Hoose, kuwaas...