Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Fatahaad uu ka sameeyay wabiga Shabelle duleedka Waqooyi ee magaalada Jowhar ayaa sababay inuu hakad ku yimaado isu socodka gaadiidka wadada laamiga ah ee isku xirta magaalooyinka Jowhar iyo Mahaday. .td_uid_5_5cfd58a623d88_rand.td-a-rec-img{text-align:left}.td_uid_5_5cfd58a623d88_rand.td-a-rec-img img{margin:0 auto 0 0} Sidoo kale fatahaada wabiga ayaa waxa ay jareen...

Wariye Xuseen Cabdule Maxamed oo ka tirsan wariyaasha magaalada muqdisho ayaa maanta waxaa uu tacaddi kala kulmay askar ka tirsan milatariga Soomaaliya. ...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo duleedka degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ku dhexmaray Ciidamada Jabuuti oo ka mid ah AMISOM iyo Al-Shabaab. Dagaalka ayaa yimid kadib markii Xubno ka tirsan Al-Shabaab ay weerar jidgal ah ku qaadeen Kolonyo ay la socdeen Ciidamada Jabuuti oo marayay duleedka degmadaas,,waxaana...

Saraakiil ka tirsan Ciidanka booliska Askari ka tirsan Ciidamada booliska ee ilaalada ka hayay Koontarool ku yaala nawaaxiga Isgoyska Dabka oo lagu baaro gaadiidka aada dhinaca madaxtooyada Soomaaliya ayaa toogtay Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Booliska. C/Wahaab Aadan ayaa lagu Magacaabi jiray Sarkaalka la dilay waxaa uu ahaa madaxa baarista dambiyada ee Saldhigga Waaberi...

magaalada  baladaweyne    ee xarunta   gobolka   hiiran waxaa ka dhacay   banana  bax loogu soo jorjeedo maamulka  hirshabale waxayna  qaarkoo  ay sheegeen in  an ka soo  horjeedan xiligii laga  qaaday gudoomiyihii gobolka  hiiraan.   http://www.reegaay.com/wp-content/uploads/2019/06/codka-bananbaxaysha-.mp3 ...

Ciidamo ka tirsan milatariga dowlada soomaaliya ayaa weeraray xarunta maaliyada gobolka shabeelaha dhexe oo ku taala magaalada jowhar. Ciidamada ayaa rasaas ku furay xarunta waxaana halkaas ay ka qaateen lacag lagu qiyaasay labaatan milyan oo shilin soomaali ah. Waxaana u suurta gashay ciidamada weerarka soo qaaday in ay goobta isaga baxsadaan. Wali ma jirto wax war ah...

Gudoomiyihii Hore Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed) ayaa si deg deg ah uga hor yimid xil ka qaadistii uu ku sameeyay Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Prof. Maxamed Cabdi Waare. Wareegto kasoo baxday Madaxweyne Waare ayaa xilka looga qaaday Yuusuf Dabageed oo khilaaf xoogan uu kala dhaxeeyay Madaxweynaha, waxa uuna Madaxweynaha Hirshabelle maga…caabay...

Madaxwehnaha Ruushka Vladimir Putin iyo dhiggiisa Shiinaha Xi Jinping, ayaa sheegay in loo baahan yahay isbadal lagu sameeyo dhaqaalaha Caalamka. Hogaamiye yaashaan ayaa sheegay in cadaadiska Mareykanka uu dhibaato ku hayo ganacsiga ka jira Dunida. Madaxweyne Putin ayaa canbaareeyay qaabka uu u shaqeynayo xiligaan suuqa Ganacsiga,kadib hadal uu ka jeediyay kulanka caalamiga...

Madaxweynaha Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan u magacaabay Cali Maxamed Caraale, iyadoo xilkii uu ka qaaday Yuusuf axmed hagar Yuusuf Dabageed.   ...

Guddoomiyaha maamulka gobollka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta maamulka gobolka ayaa eedeyn kulul u jeediyay ayaa eedeyn kulul u jeediyay madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare. Yuusuf Daba-geed ayaa sheegay in isaga iyo madaxweynaha maamulka Hirshabeelle isku qabteen sida uu hadalka u dhigay dhaqaalaha...