Madaxweynaha Hirshabelle oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan

by admin | Saturday, Jun 8, 2019 | 872 views

Madaxweynaha Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan u magacaabay Cali Maxamed Caraale, iyadoo xilkii uu ka qaaday Yuusuf axmed hagar Yuusuf Dabageed.

 

Like it? Share it!

Leave A Response