Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Sarah oo ah qofkii ugu dambeeyay ee jago sare ka hayay Aqalka Cad ee is casilay, ayaa sheegtay inay aad ugu faraxsaneyd shaqadeeda. Sumcaddeeda ayaa su`aal la geliyay, iyadoo intii ay xilka haysay lagu eedeeyay in si aan habbooneyn ay ula dhaqantay warbaahinta marka shirarka jaraa`id la qabanayo. Waxay markii hore ahayd ku xigeenkii xoghayaha warbaahinta kahor inta aysan...

Guddiga loo xil saaray inay baaris dhab ah kasoo saaraan sida uu u dhacay dilka taliyihii qeybta Booliska Gobolka Hiiraan Kormeel Maxamed Macow Xalane,kaas oo ku dhintay dagaal maalma ka hor ka dhacay deegaanka Kalabeyr ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay soo saareen natiijo horudhac ah. Guddiga ayaa waxaa ay sheegeen in kiiskaas loo xir xiray dad lagu tuhmayo inay ka dambeeyeen,isla...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah geystay oo xalay ka dhacay Suuqa ku yaalla xaafad ka tirsan Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ah ayaa la dhigay Goob maqaaxi ah oo dad badan ay ku sugnaayeen taas oo ku taalla Suuqyaraha Xaafada Howl-Wadaag ee Magalada Baydhabo. Dad ku sugan...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/Casiis Xasan Maxamed lafta-gareen ayaa shir gudoomiyey shirka todobaadlaha ay yeeshaan Gollaha wasiirada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed , Shirka ayaa waxaa looga hadlay arimaha Amaanka ,Dhaqaalaha, Siyaasadda, waxaana warbixin ku Aadan Amniga laga dhageystay wasiir ku xigeenka wasaarada amniga gudaha...

Shirka Golaha Xukuumadda  Puntland oo uu Shir-guddoominayey Ku-simaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa waxaa todobaadkan looga hadlay, Amniga dalka, Safarkii Madaxweyne Ku-xigeenka ee deegaanka Af-urur, Xaaladda Waddooyinka Puntland iyo Warbixino kale. ...

Gudoomiyaha ururka dhalinyarada gobolka gobolka dhexe Fartuun aadan xeefoow ayaa magaalada mugdisho ee caasimada dalka soomaaliya kula kulantay Gudoomiyaha dhalinyarada qaranka soomaaliyeed Abdi Hafid Hussein Ahmed waxeeyna kawada hadleen sidii leeyskaga kaashan lahaa horomarmarinta dhalinyarada soomaaliyeed iyo sidii shaqo abuur loogu sameen lahaa dhalinyarada gobolka...

Warar dheerad ah aya akasoo baxaya weerar qaraxyo ah oo Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya lagula eegtay deegaan u dhow Magalada Gaarisa ee dhulka gobolka Waqooyi Bari ee dalkaasi Kenya. Kolonyo ka tirsan Ciidamadaasi Kenya ayaa qarax miinada nooca dhulka lagu aaso ah lala egtay xilli ay marayeen inta u dhaxeeysa deegaanada Sedax goosa iyo Amuuma oo u dhow Magalada Gaarisa ee...

Xildhibaannada labada aqal ee ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ayaa maanta ku wajahan Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolkaas. Xildhibaannadan ayaa doonaya in ay xalliyaan khilaafka ka taagan Magaalada Baladweyne ee u dhaxeeya Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Hiiraan iyo Maamulka Hirshabeelle. Xildhibaannadan waxaa horkacaya Daahir Amiin Jeesow,waxaana uu sheegay in aysan...

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiye ku xigeenka gobolka Nugaal Cali Salaad Diiriye Faarax ayaa waxaa lagu Magacaabay guddoomiyaha Amniga iyo ganacsatada Koonfur Galbeed ee ku nool gobolka Nugaal. Cabdiraxmaan Mukhtaar Maxamed ayaa loo Magacaabay xilkaas, isaga oo ka Shaqeyn doona Amniga iyo isku-xirka dadka kazoo jeeda deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed eek u sgean...

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hir-Shabelele Maxamed Cabdi Waare oo shalay Gelinkii dambe dib ugu soo laabtay Magalada Baladweyne ayaa si kulul uga hadlay xiisada ka taagan Magalada Baladweyne iyo dilkii Taliyihii Qeybta Boliiska Gobolka Gobolka Hiiraan, isaga oo digniin soo saaray. Madaxweyne Waare waxaa uu sheegay in dadka Reer Hiiraan ay muujin karaan cabashadooda,hayeeshee...