Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Burburkii ka dib warbaahinta afka Somalida si aad u weyn ayay isu bedeshay,waxaa la arkay Telefishino,Radio,shabakado iyo baraha Social mediyaha oo noqday meel qof waba wuxuu doono uu sheegi karo,waxaa la arkay dad aan tababar wariyenimo aan soo qaadan oo maalin shaashad hadii ay ka soo baxaan ama codkooda laga maqlo Radio isla markiiba loogu yeero Wariye HEBEL iyo Wariye...

Madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug ayaa arin laga xumaado ku tilmaamay dhacdadii lagu dilay dad ka badan 10 ruux oo guud ahaanba ka soo jeeda deegaannada Koonfur Galbeed. Dilka dadkan oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo ayaa si wadar ah waxaa u dilay maleeshiyaad la sheegay in ay ka careysnaayeen dilka sarkaal ka tirsana Nabad-sugida oo xalay lagu dilay magaalada...

Duhurnimadii shalay oo Sabti aheyd  ayaa askar ka tirsan ciidamada Kenya waxaa qarax lagula eegtay  inta u dhaxeysa deegaannada Qoraf Xaraar iyo Konton oo aad ugu dhaw xadka ay Kenya la wadaagto Soomaaliya. In ka badan 10 askari oo Kenyan ah ayaa qaraxaasi ku geeriyooday,kuwaas oo saarnaa gaadiidka qaraxa lala eegtay,waxaana qaar ka mid ah askarta qaraxaasi ku geeriyootay...

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay 9 ruux oo xalay si wadajir ah lagu dilay Magaalada Gaalkacyo ka dib markii Maleeshiyo degaanka ah ay ku eedeeyeen in ay dileen Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka NISA ee Galmudug. Ugaas Xasan Wasiirka warfaafinta ee Koonfur Galbeed ayaa warbaahina qaar u sheegay dadkaasi ay kasoo jeeddaan degaanada maamulka Koonfur Galbeed. Wasiirka ayaa...

Golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa ka digay shidaal waqtigaan laga saaro dalka Soomaaliya. Warbixin ay soo saartay gudiga ka hortagga xayiraada hubka ee dalalka Soomaaliya ee Eritrea ayaa lagu sheegay in shidaal laga qodo dalka ay wiiqi karto dadaalada lagu doonayo dib u soo celinta Nabada. Gudiga ayaa tusaale u soo qaatay xiriirka aan wanaagsaneyn ee u dhaxeeya...

Dowladda Mareykanka ayaa ka digtay in dalka Suudaan ay ka bilowdaan Xasaraddo Siyaasadeed oo sababi kara Burburkii ku dhacay Soomaaliya iyo Liibiya oo kale in dalkaasi uu haleelo. Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay haddii Golaha Milatariga iyo Shacabka ay ku guuldareystaan in ay soo dhisaan dowlad KMG ah oo dalka Hoggaamisa in ay dhici karto Fowdo Sababi kartaan in Khalalaaso...

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu waddaa in ay kulan ku yeeshaan Magaalada Muqdisho. Kulamada Golaha Shacabka ayaa waxaa ku yimid hakad ka dib markii Xildhibaanada Golaha Shacabka ay galeen Fasax Bishii Ramaddaan, Ajendaha kulanka ayaa ah akhrinta 1-aad wax ka bedelka sharciga Iibka Qaranka. Ololaha Mooshinka laga diyaarinaayo...

Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan dil xalay Magaalada Gaalkacyo loogu geystay 9 ruux oo la sheegay in ay kasoo jeeddaan degaanada maamulka Koonfur Galbeed. Gudoomiyihii hore ee gobolka Mudug Cabdirashiid Haashi Cartan ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in dilka uu ka dhacay duleedka Magaalada Gaalkacyo qeybta Galmudug. Saraakiisha Ciidanka Galmudug ee Gaalkacyo...

Dabley Hubeysan ayaa Caawa Magaalada Gaalkacyo Ku dilay Allaha Unaxariistee Cali Tahliil Cadceed (Cali Dhiif)oo Ka mid ahaa Dhalinyarada Magaalada Gaalkacyo Dilka oo ka dhacay Gaalkacyo Dhanka Galmudug Waxaa Geystay Dabley Ku Hubeysan Bastoolado islamarkaana Rasaas la dhacay xilli Uu marxuunku fadhiyay goob laga shaaho . Sidda ay u xaqiijiyeen dadka degaanka  warbaahinta ...

Sarah oo ah qofkii ugu dambeeyay ee jago sare ka hayay Aqalka Cad ee is casilay, ayaa sheegtay inay aad ugu faraxsaneyd shaqadeeda. Sumcaddeeda ayaa su`aal la geliyay, iyadoo intii ay xilka haysay lagu eedeeyay in si aan habbooneyn ay ula dhaqantay warbaahinta marka shirarka jaraa`id la qabanayo. Waxay markii hore ahayd ku xigeenkii xoghayaha warbaahinta kahor inta aysan...